{"id":10489,"date":"2012-11-18T23:43:48","date_gmt":"2012-11-18T20:43:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10489"},"modified":"2012-11-18T23:45:57","modified_gmt":"2012-11-18T20:45:57","slug":"qarax-ay-ku-hoobteen-muwaadiniin-kenyaan-ah-oo-ka-dhacay-magaalada-nairobi-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/qarax-ay-ku-hoobteen-muwaadiniin-kenyaan-ah-oo-ka-dhacay-magaalada-nairobi-2\/","title":{"rendered":"Qarax Ay Ku Hoobteen Muwaadiniin Kenyaan Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Nairobi"},"content":{"rendered":"<p>Sida Lagu Soo Waramayo 6 Ruux oo rakaab ah ayaa ku geeriyootay , tiro intaas ka badanna waa ay ku dhaawacantay qarax xooggan oo ka dhacay xaafadda Eastleigh oo ay Soomaalidu ku badan tahay magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalkaasi Kenya.<\/p>\n<p>Qaraxaasi ayaa Waxa uu dhacay kaddib markii bam-gacmeen lagu tuuray gaari bas ah oo ay saarnaayeen dad rakaab ah kaasoo marayay agagaarka kaniisadda St Teresa Magaalada Nairobi Oo Ay Inta Badan Deegaansadaan Soomaalida.<\/p>\n<p>Goobta uu qaraxa ka dhacay Oo Kooxaha gargaarka deg-degga gaaray ayaa sheegay inay qaadeen dad kor u dhaafaya 20 qof oo qaba dhaawacyo halis ah Haatana Ay Sheegeen In Lagu Dabiibayo Ispitaal Ku Yaalo Halkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida Lagu Soo Waramayo 6 Ruux oo rakaab ah ayaa ku geeriyootay , tiro intaas ka badanna waa ay ku dhaawacantay qarax xooggan oo ka dhacay xaafadda Eastleigh oo ay Soomaalidu ku badan tahay magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalkaasi Kenya. Qaraxaasi ayaa Waxa uu dhacay kaddib markii bam-gacmeen lagu tuuray gaari bas ah oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10489","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10489","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10489"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10489\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10492,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10489\/revisions\/10492"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}