{"id":10459,"date":"2012-11-18T01:54:40","date_gmt":"2012-11-17T22:54:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10459"},"modified":"2012-11-18T01:54:40","modified_gmt":"2012-11-17T22:54:40","slug":"dhuxusha-kismaayo-oo-ay-qaadayaan-maraakiib-iyo-doonyo-laga-leeyahey-dalka-kenya-iyagoo-geynaya-jasiirada-shiishalis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/dhuxusha-kismaayo-oo-ay-qaadayaan-maraakiib-iyo-doonyo-laga-leeyahey-dalka-kenya-iyagoo-geynaya-jasiirada-shiishalis\/","title":{"rendered":"Dhuxusha kismaayo oo ay qaadayaan maraakiib iyo doonyo laga leeyahey dalka kenya iyagoo geynaya jasiirada shiishalis."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo dhawaan muqdisho ka noqdeen xubno ka socdey maamulka kismaayo ee uu hugaamiyo sh axmed madoobe iyo sadex xubnood oo uu ku darey m\/weyne gurguurte ayaa waxaa la soo sheegayaa in maraakiib ay leedahey dawlada kenya ay ka qeyb qaadanayaan daabulida iyo daadgureynta dhuxusha kismaayo.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaa ku daraya in dhuxusha la geynayo jaziirada shiishales taas oo u muqata in taransit ay ku sii tageyso dabadeedna dib looga dhoofinayo,sidaasna ay dawlada kenya ka codsatey shishalis kadib cabasho ka timid ganacsato ay xiriir leeyihiin dalka kenya dhuxushana ka gubta gudaha soomaaliya,taas oo welwel hor leh ku abuureysa rajadii laga qabey in la hakiyo xaalufka ka socda gudaha dalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhacdadan ayaa imaneysa kadib markii uu m\/weyne xasan shiikh gurguurte ku guuldareystey joojinta dhoofitaanka dhuxusha kadib markii ay kulmeen xubno ka socdey axmed madoobe oo uu hugaaminayey muqtaar dheerehii arimaha debeda u qaabilsanaa sh axmed madoobe,lama garanayo waxa ay sida aan muuqan ugu heshiiyeen m\/weyne gurguurte iyo ergeda ka socotey axmed madoobe iyadoo muranka u dhaxeeyey labada dhinac uu kusoo afjarmey kelmeda ah:<br \/>\nWAALKAA U OGOLAW WAXA UU KAA RABO, AAD KA HESHID WAXA AAD KA RABTEE!<br \/>\noo laga maqley m\/weynaha si lama filaan ah lamana oga waxa ay kala heleen iyo kala bedelashada waxa ay isku hayeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo dhawaan muqdisho ka noqdeen xubno ka socdey maamulka kismaayo ee uu hugaamiyo sh axmed madoobe iyo sadex xubnood oo uu ku darey m\/weyne gurguurte ayaa waxaa la soo sheegayaa in maraakiib ay leedahey dawlada kenya ay ka qeyb qaadanayaan daabulida iyo daadgureynta dhuxusha kismaayo. Wararka ayaa intaa ku daraya in dhuxusha la geynayo jaziirada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10459","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10459","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10459"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10459\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10467,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10459\/revisions\/10467"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}