{"id":10452,"date":"2012-11-18T01:17:18","date_gmt":"2012-11-17T22:17:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10452"},"modified":"2012-11-18T01:47:11","modified_gmt":"2012-11-17T22:47:11","slug":"al-shabaab-oo-shacabka-digniin-u-jeediyaysheegayna-in-ay-goor-dhow-ku-dib-u-qabsan-doonaan-goobuhii-ay-ka-talinjireen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/al-shabaab-oo-shacabka-digniin-u-jeediyaysheegayna-in-ay-goor-dhow-ku-dib-u-qabsan-doonaan-goobuhii-ay-ka-talinjireen\/","title":{"rendered":"Al-shabaab Oo Shacabka Digniin U Jeediyay,Sheegayna In Ay Goor Dhow Dib U Qabsan Doonaan Goobihii Ay Ka Talinjireen"},"content":{"rendered":"<p>Sarkaal Ka Tirsan Saraakiisha Xarakada Al-shabaab Ayaa Dad Taageerta Dowlada Soomaaliya Ugu Baaqay In Ay Ka Waantoobaan Islamarkaana  Oo Uu Sheegay Inay Ku Siranyihiin Taageerada Ay Siinayaan Dowlada Soomaaliya Uu Ku Sheegay Inay Tahay Dowlad Ka Amar Qaadato Gaalo Siduu Sheegay Sarkaalkaasi U Hadlay Al-shabaab.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Masuulkaani Ayaa Waxa Uu Sheegay In Ay Dadka Shacabka Ah Ugu Baaqayaaan In Ay Ka Waantoobaan Waxyaabaha Lidiga Ku Ah Shareecada Islaamka Iyadoona Uu Intaasi Raaciyay In Talaabo Waafaqsan Sharciga Alle   Ay Ka Qaadi Doonaan Cidii Laga Sheego Inay Ku Jirto Arimo Wax U Dhimayo Shareecada<\/p>\n<p>Ugu Dambeyntii Sarkaasi U Hadlay Al-shabaab Ayaa Waxa Uu Ku Nuux Nuuxsaday In Ay Goor Dhow Dalka Soomaaliya Oo Idil Loog Dhaqmi Doono Kutaabka Alle Wuxuuna Xusay Waqti Dhow In Al-shabaab Ay La Wareegi Doonaan Goobaha Ay Haatan Ku Suganyihiin Dowlada Taageerada Siinaya Soomaaliya Shacabkana Ka Codsaday In Ay U Soo Duceeyaan Dagaalyahanada Oo Uu Ugu Yeeray Mujaahidiinta Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sarkaal Ka Tirsan Saraakiisha Xarakada Al-shabaab Ayaa Dad Taageerta Dowlada Soomaaliya Ugu Baaqay In Ay Ka Waantoobaan Islamarkaana Oo Uu Sheegay Inay Ku Siranyihiin Taageerada Ay Siinayaan Dowlada Soomaaliya Uu Ku Sheegay Inay Tahay Dowlad Ka Amar Qaadato Gaalo Siduu Sheegay Sarkaalkaasi U Hadlay Al-shabaab. Sidoo Kale Masuulkaani Ayaa Waxa Uu Sheegay In Ay Dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10452","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10452","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10452"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10452\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10465,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10452\/revisions\/10465"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10452"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10452"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10452"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}