{"id":10425,"date":"2012-11-16T02:13:43","date_gmt":"2012-11-15T23:13:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10425"},"modified":"2012-11-16T02:13:43","modified_gmt":"2012-11-15T23:13:43","slug":"9sagaal-kamid-ah-xubnaha-golaha-wasiirada-oo-barlamaanka-hortiisa-lagu-dhaariyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/9sagaal-kamid-ah-xubnaha-golaha-wasiirada-oo-barlamaanka-hortiisa-lagu-dhaariyey\/","title":{"rendered":"9)sagaal kamid ah xubnaha golaha wasiirada oo barlamaanka hortiisa lagu dhaariyey."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa barlamaanka hortiisa lagu dhaariyey sagaal xubnood oo ka mid ah tobanka wasiir ee uu soo xushey ra&#8217;iisalwasaare Saacid kuwaasoo uu dhaariyey gudomiyaha maxkamada sare ceydiid ilka xanaf.<\/p>\n<p>Halka wasiir ee dhaarta ka maqnaa ayaa ah fawsiyo yuusuf xaaji aadan oo sida la sheegey ka qeyb galeysey shir ka dhacayey jabuuti,kaasoo ay isugu imanayeen wasiir arrimo debedeedyo ka kala socda wadamo badan oo afrika ah,waxaana sida loo maleynayo iyadana la hor keeni doonaa barlamaanka si loo dhaariyo waajib gudashadeeda kadib.<\/p>\n<p>Xubnahan ayaa waxaa horyaala hawl adag oo u baahan karti iyo hufnaan,iyadoo isla markaana ay u yaaliin dabino gudaha iyo debedaba laga guntey loogana fadhiyo lixda bilood ee hawshooda ugu horeysa in ay gacanta dawlada soo wada geliyaan dhulka ay waqtigaan maamulaan xarakada alshabaab oo ah cudud laf dhuungashey ku noqotey maamul kasta oo yimaada mudo sanado ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa barlamaanka hortiisa lagu dhaariyey sagaal xubnood oo ka mid ah tobanka wasiir ee uu soo xushey ra&#8217;iisalwasaare Saacid kuwaasoo uu dhaariyey gudomiyaha maxkamada sare ceydiid ilka xanaf. Halka wasiir ee dhaarta ka maqnaa ayaa ah fawsiyo yuusuf xaaji aadan oo sida la sheegey ka qeyb galeysey shir ka dhacayey jabuuti,kaasoo ay isugu imanayeen wasiir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10425","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10425","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10425"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10425\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10438,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10425\/revisions\/10438"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10425"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10425"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10425"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}