{"id":10421,"date":"2012-11-14T22:45:55","date_gmt":"2012-11-14T19:45:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10421"},"modified":"2012-11-14T23:02:24","modified_gmt":"2012-11-14T20:02:24","slug":"dagaal-ka-dhacay-jubbada-hoose-iyo-madaafiic-lagu-weeraray-airpor-ka-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/dagaal-ka-dhacay-jubbada-hoose-iyo-madaafiic-lagu-weeraray-airpor-ka-kismaayo\/","title":{"rendered":"Dagaal Ka Dhacay Jubbada Hoose Iyo Madaafiic Lagu Weeraray Airpor-ka Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Gobolada Jubbooyinka Oo Maalmahanba Caadi Ka Naqatay Weerarada Ay Al-shabaab Ku Soo Qaadayaan ayaa Habeenkii xalay Waxaa Uu dagaal Ku Dhexmaraya Al-shabaab Iyo Kuwa Huwanta Ah Iyadoona Madaafiic Lagu Weeraray saldhig Ciidamada Huwanta Ah Ay Ku Leeyihiin Degmada Badhaadhe,Waxaana Jiray dagaal fool ka fool ah.<\/p>\n<p>Dagaalyahanada Al-shabaab Ayaa La Sheegay In Ay Weeraro Ku qaadeen Degmooyin ka tirsan Gobolka Jubbada hoose oo ay kusoo Ku Suganyihiin ciidanka Kenya Oo Al-shabaab Dagaalka Xoogan Kugula Jira Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa Habeenkii Xalay weeraro madaafiic ah ku qaaday saldhigyo ay ciidanka Kenya Iyo Kuwa Raaskambooni ku leeyihiin Airport-ka magaalada Kismaayo Oo Dhawaan Gacan Ku Heyteeda La Wareegay Dowladaha Huwanta Ah.<\/p>\n<p>Lama ogo Ilaa Iyo Haatan khasaaraha ka dhashay duqeynta Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Kismaayo Loo Geestay Duqeyntaani Ayaa Ah Weerada Maalmahanba Lagu Qaadayo Dowlada Kenya oo muddo ka yar laba todobaad lagu beegsado Airport-ka Kismaayo Ee Gobolka J\/hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gobolada Jubbooyinka Oo Maalmahanba Caadi Ka Naqatay Weerarada Ay Al-shabaab Ku Soo Qaadayaan ayaa Habeenkii xalay Waxaa Uu dagaal Ku Dhexmaraya Al-shabaab Iyo Kuwa Huwanta Ah Iyadoona Madaafiic Lagu Weeraray saldhig Ciidamada Huwanta Ah Ay Ku Leeyihiin Degmada Badhaadhe,Waxaana Jiray dagaal fool ka fool ah. Dagaalyahanada Al-shabaab Ayaa La Sheegay In Ay Weeraro Ku qaadeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10421","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10421","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10421"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10421\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10431,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10421\/revisions\/10431"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10421"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10421"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10421"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}