{"id":10410,"date":"2012-11-13T23:20:44","date_gmt":"2012-11-13T20:20:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10410"},"modified":"2012-11-13T23:45:55","modified_gmt":"2012-11-13T20:45:55","slug":"war-saxaafadeed-lagu-soo-dhaweynayo-taageerada-baarlamaanku-siiyey-xukuumadda-oo-ka-soo-baxay-xafiiska-madaxweyne-gur-guurte","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/war-saxaafadeed-lagu-soo-dhaweynayo-taageerada-baarlamaanku-siiyey-xukuumadda-oo-ka-soo-baxay-xafiiska-madaxweyne-gur-guurte\/","title":{"rendered":"War Saxaafadeed Lagu Soo Dhaweynayo Taageerada Baarlamaanku Siiyey Xukuumadda Oo Ka Soo Baxay Xafiiska Madaxweyne Gur Guurte."},"content":{"rendered":"<p>Xassan Shiikh Maxamuud Gur Guurte Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyey ansixinta Ee xildhibaanada baarlamaanka ay maanta siiyeen codka kalsoonida Xukuumada Ra&#8217;iisul Wazaare Saacid.<\/p>\n<p>Mr Gur Guurte oo markii horeba ka qaybgalay kulankii maanta inkasta oo uu ka soo baxay markii codka la qaadayey ayaa war saxaafadeedkiisa u dhigey sidan:<\/p>\n<p>Warsaxaafadeed<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweyey taallaabdiimaanta Golaha Baarlmaanku ku ansixiyey Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra\u2019iisul Wasaare Mudane Cabdi Faarax Shirdoon.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa aad uga mahad-naqay Baarlamaanka sida ay codka kalsoonida u siiyeen Xukuumada cusub \u201cTani waxay muujineysaa kalsoonida ay nagu qabaan Baarlmaanka sharafta leh iyo Shacabka ay matalaan, waana ku kalsoonaa oo waan ka filieyey sidan iyo si ka wanaagsan\u201d ayuu yiri Madaxweynuhu.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiiradda ee maanta la ansixiyey inay si deg deg ah howlahii loo igmaday uga shaqa galaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Madaxweynaha wuxuu ka codsaday Baarlmaanka iyo Shacabka Soomaaliyeed inay la shaqeeyaan Xukuumadda cusub \u201c Shaqsiyaadkaasi masuuliyadda loo dhiibay maaha in howshu qaran faraha looga qaado , dhammaan sida aan u dhan-nahay waa in aan la shaqeynaa, ayuu yiri Madaxweyne Gur Guurte.<\/p>\n<p>&#8211; Dhamaad<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xassan Shiikh Maxamuud Gur Guurte Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyey ansixinta Ee xildhibaanada baarlamaanka ay maanta siiyeen codka kalsoonida Xukuumada Ra&#8217;iisul Wazaare Saacid. Mr Gur Guurte oo markii horeba ka qaybgalay kulankii maanta inkasta oo uu ka soo baxay markii codka la qaadayey ayaa war saxaafadeedkiisa u dhigey sidan: Warsaxaafadeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10410","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10410","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10410"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10410\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10418,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10410\/revisions\/10418"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10410"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10410"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10410"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}