{"id":104002,"date":"2024-06-03T21:31:11","date_gmt":"2024-06-03T18:31:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=104002"},"modified":"2024-06-03T23:41:37","modified_gmt":"2024-06-03T20:41:37","slug":"gobolka-siti-ee-dawlad-deegaanka-soomaalida-oo-uu-ka-billawdey-dagaal-u-dhexeeya-soomaalida-iyo-canfarta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/06\/gobolka-siti-ee-dawlad-deegaanka-soomaalida-oo-uu-ka-billawdey-dagaal-u-dhexeeya-soomaalida-iyo-canfarta\/","title":{"rendered":"Gobolka Siti ee Dawlad Deegaanka Soomaalida oo uu Ka Billawdey Dagaal u Dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Dowlad degaanka Soomaalida gaar ahaan gobolka Siti ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Soomaalida iyo Canfarta uu ka socdo tuulooyin kuyaala galbeedka gobolka ee Dowlad degaanka Soomaalida.<\/p>\n<p>Dagaalkan oo socday labadii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa waxa uu si gaar ah uga socdaa magaalada Dhuunyar iyo tuulooyinka kale, waxaana la sheegayaa in dagaalkaasi uu gaystay khasaare badan inkastoo aysan jirin warar madax banaan oo xaqiijin kara khasaaraha dhabta ah ee dagaalkan ka dhashay, haddana dhinaca Soomaalida ayaa guulo ku sheeganaya balse Warbaahintu ma xaqiijin karto sheegashadaas.<\/p>\n<p>Ma jirto warar rasmi ah oo ilaa hadda kasoo kala baxa dhinacyada maamullada Soomaalida iyo Canfarta oo kubsaabsan dagaalladan dib ugasoo cusboonaaday galbeedka gobolka Siti, sidoo kale ma jiraan warar madax banaan ama ilo madax banaan oo xaqiijiya khasaaraha dhabta ah ee dagaalkan ka dhashay maadaama ay adagtay in la aado goobaha ay dagaalladu ka socdaan.<\/p>\n<p>Colaadda u dhaxeysa Soomaalida iyo Canfarta wada daga dalka Itoobiya ayaan wali wax xal ah laga gaarin, colaaddan ayaa salka ku haysa khilaaf dhanka dhulka ah oo muddo soo jiitamaysay, waxayna tani sababtay in markii wakhti yar la joogaba uu dib dagaal uga dhex billowdo Soomaalida iyo Canfarta, dagaalkaas oo keena barakaca baahsan oo ku yimaadda shacabka deggan goobaha lagu dagaallamo.<\/p>\n<p>Marar badan Dowladda dhexe ee Faderalku iyo kuwa degaannaduba waxay sameeyeen dadaallo lagu dhex dhexaadinayo Soomaalida iyo Canfarta, sidoo kale waxaa dadaalladaas ka qaybqaatay dhinacooda Golaha sare ee Arrimaha Islaamka ee Itoobiya balse dhammaan dadaalladaasi waxay noqdeen kuwo aan qaboojin Colaadda u dhaxeysa Soomaalida iyo Canfarta.<\/p>\n<p>Dagaalkan u dambeeyay ee socday labadii maalmood ee u dambaysay walina socda ayaa kusoo hagaagaya xilli dhawaan Dowladda Itoobiya ay u magacawday Wasiirka Gaashaandhiga gabadh Muslimad ah oo kasoo jeeda Qowmiyadda Canfarta, taas oo walaac badan ku keentay Soomaalida maadaama wali colaadi ka dhaxayso iyaga iyo Canfartu, arrintaasina wali sii hurin karto colaaddaas.<\/p>\n<p class=\"td-modal-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"rc-widget-66e9d9\" data-rc-widget=\"\" data-widget-host=\"habitat\" data-endpoint=\"\/\/trends.revcontent.com\" data-widget-id=\"225504\">\n<div class=\"sc-bdnxRM jvCTkj\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Dowlad degaanka Soomaalida gaar ahaan gobolka Siti ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Soomaalida iyo Canfarta uu ka socdo tuulooyin kuyaala galbeedka gobolka ee Dowlad degaanka Soomaalida. Dagaalkan oo socday labadii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa waxa uu si gaar ah uga socdaa magaalada Dhuunyar iyo tuulooyinka kale, waxaana la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":104003,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-104002","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104002","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104002"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104002\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104043,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104002\/revisions\/104043"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/104003"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104002"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104002"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104002"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}