{"id":10380,"date":"2012-11-12T22:32:06","date_gmt":"2012-11-12T19:32:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10380"},"modified":"2012-11-12T23:43:04","modified_gmt":"2012-11-12T20:43:04","slug":"xarakada-alshabaab-oo-sheegtey-in-ay-gaari-ural-ah-kaga-gubeen-ciidamada-ethoipia-ee-ku-sugan-gobolka-baay-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/xarakada-alshabaab-oo-sheegtey-in-ay-gaari-ural-ah-kaga-gubeen-ciidamada-ethoipia-ee-ku-sugan-gobolka-baay-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xarakada alshabaab oo sheegtey in ay gaari ural ah kaga gubeen ciidamada ethoipia ee ku sugan gobolka baay ee soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya gobolka baay ayaa sheegaya in dagaal aad u qaraar uu halkaasi ku dhexmarey xarakada alshabaab iyo ciidamada ethoipia ee aan ka midka aheyn ciidamada loogu yeero Amisom kuwaasoo si sharci daro ah kusoo gala markey rabaan gudaha soomaaliya.<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa waxaa guulo ka kala sheegtey labada dhinac waa alshabaab iyo ciidamada ethopia &#8216;e,hase yeeshee warar aan ka helney ilo xog ogaal ah ayaa waxey xaqiijiyeen in la arkey gaari ural ah oo laga gubey ciidamada ethoipia,iyadoo la sheegayo in dagaaladaasi ay dhibaato weyn ku hayaan dadka reer miyiga iyo beeraleyda ah,kuwaasoo quus ka taagan in ay xoolahooda ilaashadaan ama ay beerahooda fashaan.<\/p>\n<p>Ma ahan markii ugu horeysey ee dagaal ku dhexmaro ciidamada huwanta isbaheysatey iyo dagaalyahanada xarakada alshabaab,waxaadna moodaa in ciidamada ethoipia ay u dhaqmayaan kuna tumanayaan xeerarka caalamka iyo kuwa isxushmeynta afrikaanka ah,ayna waqtigan sharci daro ku joogaan gudaha soomaaliya ayna diideen in ay kamid noqdaan ciidamada isku sheega in ay yihiin AMISOM,taas oo la moodo in ciidamada dalka kenya kaga daydeen xeer gudubka ay ethoipia ku dhaqmeyso,ilaa iyo hada majirto hadal ay ka hadleen qaramada midoobey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya gobolka baay ayaa sheegaya in dagaal aad u qaraar uu halkaasi ku dhexmarey xarakada alshabaab iyo ciidamada ethoipia ee aan ka midka aheyn ciidamada loogu yeero Amisom kuwaasoo si sharci daro ah kusoo gala markey rabaan gudaha soomaaliya. Dagaalkan ayaa waxaa guulo ka kala sheegtey labada dhinac waa alshabaab iyo ciidamada ethopia [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10380","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10380","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10380"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10380\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10402,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10380\/revisions\/10402"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10380"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10380"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10380"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}