{"id":10373,"date":"2012-11-12T22:22:09","date_gmt":"2012-11-12T19:22:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10373"},"modified":"2012-11-12T22:22:09","modified_gmt":"2012-11-12T19:22:09","slug":"maamulka-gbanaadir-oo-wacad-ku-maray-in-ay-sii-wadi-doonaan-howllaha-lagu-banneynayo-dhismayaasha-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/maamulka-gbanaadir-oo-wacad-ku-maray-in-ay-sii-wadi-doonaan-howllaha-lagu-banneynayo-dhismayaasha-dowladda\/","title":{"rendered":"Maamulka G\/Banaadir Oo Wacad Ku Maray In Ay Sii Wadi Doonaan Howllaha Lagu Banneynayo Dhismayaasha Dowladda"},"content":{"rendered":"<p>Howlgallo Bagu burburinayey dhismooyinka sida sharcidarada ah looga dhistay dhulka dowladda oo maalmahan Maamulka Gobolka Banaadir  magaalada Muqdisho ka waday ayaa Waxa Ay sheegeen in howlgalladaasi guud ahaanba degmooyinka gobolka Banaadir laga hirgelindoono.<\/p>\n<p>Cabdi-kaafi Hilowle Oo Ah Xoghayaha maamulka gobolka Banaadirayaa sheegay in ay socdaan howlgallo lagu banneeynayo dhismaayaasha dowladda iyadoona dhismooyin badan  laga saarayo dadka sida sharcidarrada ah u deegaameystay Goobahaasi.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Cabdi-kaafi ayaa ugu baaqay dadka wali deggan dhismayaasha dowoladda in ay ka guuraan inta aan laga saarin  Wuxuuna Carabka Ku Dhuftay muhiimadda ay leedahay xarumihii ay dowladdu ku shaqeynlaheyd in la banneeeyo.<\/p>\n<p>Shalay ayeey aheyd markii Ay maamulka gobolka Banaadir uu banneeyay kana saaray dadkii deganaa dhul ay dowladdu laheyd oo ku yaala degmada C\/casiis ee G\/Banaadir Dadbadanna Oo Waday Foodo Ka Dhan Ah Howllaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgallo Bagu burburinayey dhismooyinka sida sharcidarada ah looga dhistay dhulka dowladda oo maalmahan Maamulka Gobolka Banaadir magaalada Muqdisho ka waday ayaa Waxa Ay sheegeen in howlgalladaasi guud ahaanba degmooyinka gobolka Banaadir laga hirgelindoono. Cabdi-kaafi Hilowle Oo Ah Xoghayaha maamulka gobolka Banaadirayaa sheegay in ay socdaan howlgallo lagu banneeynayo dhismaayaasha dowladda iyadoona dhismooyin badan laga saarayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10373","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10373","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10373"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10373\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10377,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10373\/revisions\/10377"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10373"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10373"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10373"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}