{"id":10366,"date":"2012-11-12T00:03:23","date_gmt":"2012-11-11T21:03:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10366"},"modified":"2012-11-12T00:03:23","modified_gmt":"2012-11-11T21:03:23","slug":"askari-ka-tirsan-dowlada-oo-maanta-dad-shacab-ah-ku-xasuuqay-gudaha-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/askari-ka-tirsan-dowlada-oo-maanta-dad-shacab-ah-ku-xasuuqay-gudaha-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Askari Ka Tirsan Dowlada Oo Maanta Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Gudaha Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Askari Ka Tirsan Ciidamada Dowlada Soomaaliya Oo si bareer ah rasaas ooda ka qaaday dad rayid ah oo marayay wado hormarta Xarunta CID-da Ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Raasaastii uu furay Askarigaasi Ayaa Inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday  3 ruux oo rayid ah Iyadoona goobta  laga qaaday meydadka daadkaasi oo Haweeney uur lahayd Ay Ku Jirtay Waxaana dadka rasaastasi ku le\u2019day ay Ahaayeen Dad Marayay Agagaarka Xarunta Dambi Baarista CID-da.<\/p>\n<p>Dadkaani La&#8217;day Oo Uu Rasaasta La Dhacay Askarigaasi ayaa waxaaa la sheegay in wax muran iyo wada hadal Ah Aysan dhexmarin hase yeeshee Oo Uu iska maagay inuu rasaas ku furo Qasaarahaasina Uu Qaarsiiyo Shacab Aan Waxba Ka Galabsan.<\/p>\n<p>Askarigaasi Ayaa Dadku Ka Agdhawaa Goobta Uu Falka Ka Dhacay Waxa Ay Sheegeen In Uu cabsanaa maadaama wax muran ah dadka iyadoo aan kala dhaxeyn rasaast La Dhacay Balse Ilaa Iyo Haatan Ma jirto cid gacanta ku soo dhigtay Askarigaasi xasuuqay dadkaasi  rayidka ah .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Askari Ka Tirsan Ciidamada Dowlada Soomaaliya Oo si bareer ah rasaas ooda ka qaaday dad rayid ah oo marayay wado hormarta Xarunta CID-da Ee Magaalada Muqdisho. Raasaastii uu furay Askarigaasi Ayaa Inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday 3 ruux oo rayid ah Iyadoona goobta laga qaaday meydadka daadkaasi oo Haweeney uur lahayd Ay Ku Jirtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10366","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10366","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10366"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10366\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10367,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10366\/revisions\/10367"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}