{"id":10363,"date":"2012-11-12T00:02:15","date_gmt":"2012-11-11T21:02:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10363"},"modified":"2012-11-12T00:02:15","modified_gmt":"2012-11-11T21:02:15","slug":"gaari-uu-lahaa-gudoomiyaha-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-qarax-lagula-eegtay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/gaari-uu-lahaa-gudoomiyaha-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-qarax-lagula-eegtay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Gaari Uu Lahaa Gudoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Oo Qarax Lagula Eegtay Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Axmed Nuure Awdiini Oo Ah Gudoomiyaha ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa Gaari uu lahaa waxa Qarax Miino Lagula Eegtay Maanta Agagaarka Daarta Global wadada labaad ee Suuqa Bakaaraha Ee Magaaladda Muqdisho.<\/p>\n<p>Falkaani Qaraxa Miino Ah oo gaariga si qorsoodi ah loogu xiray ayaa waxaa la sheegay in uusan saarneen Gudoomiyaha balse uu watay nin kale oo darawalkiisa ahaa kaasi oo markiiba isaga baxay gaariga kadib markii  uu Ka War helay xogta ah in gaariga ay ku xiran yihiin waxyaabo qarxa Isla Goobtiina Uu Kaga Cararay.<\/p>\n<p>Gaariga ayaa qarxay Markii Uu Ka Dagay Darawalkii Gudoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha iyadoo aan la sheegin wax qasaaro ah oo kadhashay Miinadaasi Lagu Rakibay Gaariga Awdiina.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axmed Nuure Awdiini Oo Ah Gudoomiyaha ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa Gaari uu lahaa waxa Qarax Miino Lagula Eegtay Maanta Agagaarka Daarta Global wadada labaad ee Suuqa Bakaaraha Ee Magaaladda Muqdisho. Falkaani Qaraxa Miino Ah oo gaariga si qorsoodi ah loogu xiray ayaa waxaa la sheegay in uusan saarneen Gudoomiyaha balse uu watay nin kale oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10363","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10363","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10363"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10365,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10363\/revisions\/10365"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}