{"id":10357,"date":"2012-11-11T23:26:18","date_gmt":"2012-11-11T20:26:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10357"},"modified":"2012-11-11T23:26:18","modified_gmt":"2012-11-11T20:26:18","slug":"bacadlaha-degmada-xweyne-oo-dib-loo-hawlgeliyey-ka-dib-21-sano","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/bacadlaha-degmada-xweyne-oo-dib-loo-hawlgeliyey-ka-dib-21-sano\/","title":{"rendered":"Bacadlaha degmada x\/weyne oo dib loo hawlgeliyey ka dib 21 sano.."},"content":{"rendered":"<p>Bacadlaha degmada x\/weyne oo ay ku yaaliin in ka badan ilaa 1500 qol,station bolis,rug bank,maqaayad ama baar wax laga cuno kuna wada yaal dhisme sadex dabaq ka kooban ayaa waxaa dhismihiisa la bilaabey sanadkii 1986 iyadoo lagu  dhisayey si iskaa wax u qabso ah iyo maxaabiis xukuno kala duwan ku xukuman,kaas oo dhamaadey sanadkii 1988dii.<\/p>\n<p>Dhismahan oo loogu talagaley suuq wax walba laga heli karo ayaa waxaa laga kireeyey ganacsato soomaaliyeed iyagoo hormariyey lacago sanado ah,nasiib darro kuma shaqeysan dagaalo dabiici ah oo dhacey awgood balse waxey ganacsatadaasi heystaan ilaa iyo hada waraaqihii ay lacagaha ku dhiibeen,maamulka gobolka banaadir ee uu hugaamiyo maxamu&#8217;d axmed nuur tarsan ayaa qandaraas ku siiyey shirkad dhisme oo dib u dhis ku sameysa dhamaan daarta bacadlaha oo ka kooban in ka badan illaa 1500 qol.<\/p>\n<p>Hadaba maamulka gobolka banaadir oo aan xogogaal badan loo aheyn ayaa hore u sheegey in ay dad cusub ka kireeyeen kana qaadeen lacag horumarin ah,iyadoo ay soo taaganyihiin kuwii ay ka kireysey dawladii burburtey ee uu hugaaminayey allaha u naxariistee m\/weynihii hore ee soomaaliya maxamed siyaad bare.<\/p>\n<p>Waxaana gabangabadii lagu dhawaaqey in uu furanyahey bacadlaha degmada x\/weyne dadkana la siiyey mudo 50 cisho ah oo aan wax kiro ah laga rabin in ay ku diyaarsadaan ganacsigii ay uga faa&#8217;iideysan lahaayeen,iyadoo la sheegey in kiradu uga bilaabmeyso bisha koowaad ee sanadka soo socda ee 2013ka insha allaah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bacadlaha degmada x\/weyne oo ay ku yaaliin in ka badan ilaa 1500 qol,station bolis,rug bank,maqaayad ama baar wax laga cuno kuna wada yaal dhisme sadex dabaq ka kooban ayaa waxaa dhismihiisa la bilaabey sanadkii 1986 iyadoo lagu dhisayey si iskaa wax u qabso ah iyo maxaabiis xukuno kala duwan ku xukuman,kaas oo dhamaadey sanadkii 1988dii. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10357","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10357","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10357"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10357\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10364,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10357\/revisions\/10364"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10357"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10357"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10357"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}