{"id":10345,"date":"2012-11-11T22:44:26","date_gmt":"2012-11-11T19:44:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10345"},"modified":"2012-11-11T22:51:52","modified_gmt":"2012-11-11T19:51:52","slug":"wafti-isugu-jira-maamulka-kmg-kismaayo-iyo-igad-oo-muqdisho-soo-gaarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/wafti-isugu-jira-maamulka-kmg-kismaayo-iyo-igad-oo-muqdisho-soo-gaarey\/","title":{"rendered":"Wafti isugu jira maamulka kmg kismaayo iyo Igad oo muqdisho soo gaarey.."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo muran iyo is fahwaa dhexyiil maamulka uu hugaamiyo sh axmed madoobe iyo dawlada federalka soomaaliya shaleyna ay kismaayo tageen wafdi ka socda igad ayaa maanta waxaa muqdisho soo gaarey xubno isugu jira maamulka kmg kismaayo iyo igad.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas ku daraya in sh axmed madoobe iyo maamulkiisa ay ka socdaan xubno 5 ah kuwaas oo uu hugaaminayo xoghayihii arrimaha debedda muqtaar dheere iyadoo sida la sheegayo ay xubnahani la kulmi doonaan madaxtooyada ra&#8217;iisalwasaaraha,gud barlamaanka,iyo qeybaha bulshada qaar ka mid ah,waxeyna hadda degenyihiin mid kamid ah hoteelada muqdisho mana jirto hab maamuus iyo soo dhaweyn loo sameeyey wufuudan kismaayo ka timid.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey oo arrimaha kismaayo ay isaga yimaadaan maamulka ka arimiya kismaayo iyo dawlada federalka soomaaliya,waxeyna saadaashu tahey in leyska afgran doono wixii madmadaw ah ee soo kala dhexgaley dawlada federalka iyo maamulka uu hugaamiyo sh axmed madoobe,waxaana beryahan saxaafada caalamku ay aad uga hadleysey dhuxusha kismaayo laga dhoofinayo iyo awood qeybsiga dadka dega gobolada jubooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo muran iyo is fahwaa dhexyiil maamulka uu hugaamiyo sh axmed madoobe iyo dawlada federalka soomaaliya shaleyna ay kismaayo tageen wafdi ka socda igad ayaa maanta waxaa muqdisho soo gaarey xubno isugu jira maamulka kmg kismaayo iyo igad. Wararka ayaa intaas ku daraya in sh axmed madoobe iyo maamulkiisa ay ka socdaan xubno 5 ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10345","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10345","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10345"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10345\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10361,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10345\/revisions\/10361"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10345"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10345"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10345"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}