{"id":1034,"date":"2011-05-26T16:39:19","date_gmt":"2011-05-26T16:39:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1034"},"modified":"2011-05-26T16:39:19","modified_gmt":"2011-05-26T16:39:19","slug":"gaari-dagaal-oo-ay-leeyihiin-ciidamada-tfg-da-ayaa-maanta-isku-soo-dhiibay-maamulka-xarakada-mujaahidiinta-ee-al-shabaab-ee-gobolada-jubooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/gaari-dagaal-oo-ay-leeyihiin-ciidamada-tfg-da-ayaa-maanta-isku-soo-dhiibay-maamulka-xarakada-mujaahidiinta-ee-al-shabaab-ee-gobolada-jubooyinka\/","title":{"rendered":"Gaari Dagaal Oo Ay Leeyihiin Ciidamada TFG-da Ayaa Maanta Isku Soo Dhiibay Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Ee Al Shabaab Ee Gobolada Jubooyinka"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/gaari-isdhiibay1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1036\" title=\"gaari isdhiibay\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/gaari-isdhiibay1-300x224.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"224\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/gaari-isdhiibay1-300x224.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/gaari-isdhiibay1.jpg 574w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gaarigaan iyo Maleeshiyaadkii watay ayaa lagu soo bandhigay galabta Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose waxaana uu nuuca gaariga ahaa Cabdi Bile uu saaran yahay qore dhashiika ah waxaana gaariga saarnaa seddex Maleeshiyaad oo ka tirsanaa TFG-da kuwaasoo sidoo kale watay qoryo daba jeexya ah Ak47 iyo Rasaas Fara badan oo ay soo dhiibtay dowladda gaalada ee kenya<\/p>\n<p>Maleeshiyaadkaasi oo saxaafada kula hadlay Magaalada Kismaayo aya sheegay in ay ka soo goosteen deegaanka ceel waaq dhanka bu&#8217;aalana ay iska soo dhiiween dabadeedna la keenay Magaalada Kismaayo waxayna sidoo kale xuseen inay ka towba keeneen ficilka ay ku jireen oo ahaa ficil gaalnimo ah<\/p>\n<p>Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa durbadiiba u lacageesay gaariga iyo hubka ay wateen iyagoona hada ka mid ah Shacabka Muslimiinta ku dhaqan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.<\/p>\n<p><em><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\"><font style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\" size=\"4\" color=\"#0000ff\"><em>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em><\/font><\/span><\/span><strong><span style=\"font-size: small; color: #0000ff;\"> <\/span><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff;\">*<\/span><\/strong><\/em><em><span style=\"color: #ff0000;\">(<span style=\"text-decoration: underline;\">info@warsom.com<\/span> &amp; <span style=\"text-decoration: underline;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/p>\n<p><\/span><\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaarigaan iyo Maleeshiyaadkii watay ayaa lagu soo bandhigay galabta Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose waxaana uu nuuca gaariga ahaa Cabdi Bile uu saaran yahay qore dhashiika ah waxaana gaariga saarnaa seddex Maleeshiyaad oo ka tirsanaa TFG-da kuwaasoo sidoo kale watay qoryo daba jeexya ah Ak47 iyo Rasaas Fara badan oo ay soo dhiibtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1034","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1034","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1034"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1034\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1038,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1034\/revisions\/1038"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1034"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1034"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1034"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}