{"id":10333,"date":"2012-11-11T01:34:20","date_gmt":"2012-11-10T22:34:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10333"},"modified":"2012-11-11T01:53:53","modified_gmt":"2012-11-10T22:53:53","slug":"qarax-xoogan-oo-caawa-lagu-weeraray-ciidamo-ku-sugan-xaafada-towfiiq-degmada-yaaqshiid-ee-gbanaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/qarax-xoogan-oo-caawa-lagu-weeraray-ciidamo-ku-sugan-xaafada-towfiiq-degmada-yaaqshiid-ee-gbanaadir\/","title":{"rendered":"Qarax Bum-ka Gacanta Laga Tuuro Oo Caawa Lagu Weeraray Ciidamo Ku Sugan Xaafada Towfiiq Degmada Yaaqshiid Ee G\/Banaadir."},"content":{"rendered":"<p>Qaraxaani Aadka U xooganaa ayaa caawa Waxaa laga maqlay laanta Xaafada Towfiiq Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho iyadoona Qaraxaasi uu sababay Qasaaro Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac.<\/p>\n<p>Bamkaani Oo Ahaa Nooca gacanta Laga Tuuro ayaa caawa lagu weeraray Laanta Towfiiq oo saldhig u ah Ciidmada Dowlada Gaar Ahaan Kuwa Degmada Yaaqshiid halkaasoona Ay Kooxihii Bamka Tuuray Ay Ka Baxsadeen Goobta Sida Y Inooo Xaqiijiyeen Goobjoogayaal Ka Ag Dhawaa Halka Lala Eegtay Qaraxaasi.<\/p>\n<p>Suuqa Towfiiq Xaaladeeda ayaa Durbadiiba is badalay qarax kadib Iyadoona Ciidamadii Lagu Weeraray Qaraxa Ay  fureen rasaas culus Kadibna Ay ku faafeen xaafadaha ku dhow dhow laanta Suuqa Towfiiq Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho Soona Qab Qabteen Rag Ay Sheegeen In Ay Ku Tuhunsanyihiin In Ay Ka Dambeeyaan Weerarkaasi Bum.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxaani Aadka U xooganaa ayaa caawa Waxaa laga maqlay laanta Xaafada Towfiiq Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho iyadoona Qaraxaasi uu sababay Qasaaro Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac. Bamkaani Oo Ahaa Nooca gacanta Laga Tuuro ayaa caawa lagu weeraray Laanta Towfiiq oo saldhig u ah Ciidmada Dowlada Gaar Ahaan Kuwa Degmada Yaaqshiid halkaasoona Ay Kooxihii Bamka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10333","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10333","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10333"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10349,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10333\/revisions\/10349"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}