{"id":10329,"date":"2012-11-11T01:21:30","date_gmt":"2012-11-10T22:21:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10329"},"modified":"2012-11-11T01:21:30","modified_gmt":"2012-11-10T22:21:30","slug":"xukuumada-tirada-yar-ee-dr-cabdi-faarax-shirdoon-saacid-oo-dib-u-dhac-ku-yimid-baarlamanka-hor-geyntiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/xukuumada-tirada-yar-ee-dr-cabdi-faarax-shirdoon-saacid-oo-dib-u-dhac-ku-yimid-baarlamanka-hor-geyntiisa\/","title":{"rendered":"Xukuumada tirada yar ee dr cabdi faarax shirdoon saacid oo dib u dhac ku yimid baarlamanka hor geyntiisa&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo maanta la filayey in baarlamaanka la hor geeyo xukuumada ka kooban 10ka wasiir iyo barnaamijka ay ku shaqeyn doontaba ayaa waxaa ku yimid dib u dhac cudur daar leh.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha barlamaanka maxamed sh cismaan jawaari oo saxaafada la hadlayey ayaa sheegey in xukuumadu soo gudbisey codsi dib u dhig aan mudo laheyn kadib markii ay sheegeen in xubnaha barlamaanku ay xaq u leeyihiin in ay qoraal helaan 24 saacadood ka hor inta aan la gudagelin ansixinta xukuumada sidaas darteed arimo farsamo awgeed qoraaladii ayaa dib nooga dhacey ayey soo gudbiyeen xukuumada dr saacid ayuu yiri gudomiyaha barlamaanka f soomaaliya maxamed sh cusmaan jawaari.<\/p>\n<p>Dib u dhacaan ayaa imanaya iyadoo arrinta kismaayo cirka isku sii shareereyso,loona baahanyahey xukuumad si deg deg ah u hawlgasha,taasoo la wareegta u qidmeynta shacabka iyo danaha guud ee maslaxada dalka iyadoo aysan meesha ka marneyn codsiyo shacabku u jeedinayaan xildhibaanada barlamaanka taas oo lagaga dalbanayo in ay xukuumada si hagar la&#8217;aan ah ku ansixiyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo maanta la filayey in baarlamaanka la hor geeyo xukuumada ka kooban 10ka wasiir iyo barnaamijka ay ku shaqeyn doontaba ayaa waxaa ku yimid dib u dhac cudur daar leh. Gudoomiyaha barlamaanka maxamed sh cismaan jawaari oo saxaafada la hadlayey ayaa sheegey in xukuumadu soo gudbisey codsi dib u dhig aan mudo laheyn kadib markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10329","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10329"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10335,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10329\/revisions\/10335"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}