{"id":10321,"date":"2012-11-11T00:11:01","date_gmt":"2012-11-10T21:11:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10321"},"modified":"2012-11-11T00:11:01","modified_gmt":"2012-11-10T21:11:01","slug":"wafdi-ka-socda-igad-oo-kismaayo-yimid-iyo-sh-axmed-madobe-soo-dhaweyn-uu-u-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/wafdi-ka-socda-igad-oo-kismaayo-yimid-iyo-sh-axmed-madobe-soo-dhaweyn-uu-u-sameeyey\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socda IGAD oo kismaayo yimid iyo sh axmed madobe soo dhaweyn uu u sameeyey&#8230;."},"content":{"rendered":"<p>Wafdi ka socda IGAD ayaa ka soo degey garoonka kismaayo iyadoo sh axmed madobaha saas kambodi uu si diiran ugu soo dhaweeyey taas oo u muuqata in kismaayo laga maamulayo kenya caasimadooda nairobi.<\/p>\n<p>Beryo ka hor ayey aheyd markii wafdi isugu jira amisom iyo dawlada federalka laga soo celiyey airporka magaalada kismaayo kaasoo la sheegey in lagu sababeeyey amniga magaalada oo aan sugneyn balse waxaa beeniyey kuwa maanta yimid kismaayo oo si heer sare ah loo soo dhaweeyey,wafdigan ayaa la sheegayaa in ay gacan ka geysanayaan maamul la sheegey in kismaayo loo sameynayo.<\/p>\n<p>Maamulka la sheegayo in kismaayo iyo jubooyinka loo sameynayo maahan mid ay kuwada qanacsanyihiin beelaha wada dega deegaanada jubooyinka,mana aha in igad ay horseed ka noqoto arimaha gudaha dalka soomaaliya,dawlada soomaaliya ayey tahey in ay abuurto jawi ku haboon iyo ergooyin ka kala socda beelaha deegaanadaas wada dega,shacab iyo siyaasiyiin aad uga caroodey waxa ka socda kismaayo oo la soo xiriirey warsom ayaa waxey cadeeyeen in xaalka kismaayo uu aad u murugsanyahey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi ka socda IGAD ayaa ka soo degey garoonka kismaayo iyadoo sh axmed madobaha saas kambodi uu si diiran ugu soo dhaweeyey taas oo u muuqata in kismaayo laga maamulayo kenya caasimadooda nairobi. Beryo ka hor ayey aheyd markii wafdi isugu jira amisom iyo dawlada federalka laga soo celiyey airporka magaalada kismaayo kaasoo la sheegey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10321","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10321","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10321"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10327,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10321\/revisions\/10327"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}