{"id":10312,"date":"2012-11-10T02:00:58","date_gmt":"2012-11-09T23:00:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10312"},"modified":"2012-11-10T02:00:58","modified_gmt":"2012-11-09T23:00:58","slug":"sidee-ayuu-noqon-doonaa-hab-dhaqanka-baarlamaanka-hadii-dood-iyo-is-afgaranwaa-ka-dhasho-ansixinta-xukuumada-dr-saacid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/sidee-ayuu-noqon-doonaa-hab-dhaqanka-baarlamaanka-hadii-dood-iyo-is-afgaranwaa-ka-dhasho-ansixinta-xukuumada-dr-saacid\/","title":{"rendered":"Sidee ayuu noqon doonaa hab dhaqanka baarlamaanka hadii dood iyo is afgaranwaa ka dhasho ansixinta xukuumada dr saacid."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo la wada ogyahey qaabka ay u dhaqmi jireen xubnihii barlamaanki kmgka ahaa ayaa waxaa leys weydiinayaa marka berito barlamaanka la hor keeno xukuumada tirada yar ee dr saacid waxa ay sameyn doonaan xubnaha dawlada federalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Xubnaha waqtigan ayaa waxaa ku jira in badan oo taqaan gacan ka hadalka,foorida,buuqa iyo gacmo taag taaga sidaas darteed wey dhici kartaa in sidii barlamaanki hore oo kale u dhaqmaan,sidoo kale waxaa dhici karta in hugaanku uu xakameeyo barlamaanka isla markaa uu qaanuunka la tiigsado ruuxii anshax daro la yimaad barlamaanka gudihiisa,waxaana la sheegayaa in xubno badan oo barlamaanka ahi kasoo horjeedaan xukuumada tirada yar ee dr saacid shirdoon. <\/p>\n<p>Barlamaanka ayaa markiisii ugu horeysey la horgeynayaa in ay ansixiyaan toban wasiir iyo barnaamijkooda shaqo,iyadoo ay jireen shirar kala gaar gaar ah oo ay yeelanayeen xubnaha barlamaanku waxaa la filayaa in is afgarad ay ku dhamaato xukuumada dr saacidna ay hesho kalsoonida barlamaanka,iyadoo ay saacado un naga xigaan waqtiga balanta berito insha allaah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo la wada ogyahey qaabka ay u dhaqmi jireen xubnihii barlamaanki kmgka ahaa ayaa waxaa leys weydiinayaa marka berito barlamaanka la hor keeno xukuumada tirada yar ee dr saacid waxa ay sameyn doonaan xubnaha dawlada federalka soomaaliya. Xubnaha waqtigan ayaa waxaa ku jira in badan oo taqaan gacan ka hadalka,foorida,buuqa iyo gacmo taag taaga sidaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10312","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10312","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10312"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10312\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10323,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10312\/revisions\/10323"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10312"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10312"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10312"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}