{"id":10308,"date":"2012-11-09T23:58:34","date_gmt":"2012-11-09T20:58:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10308"},"modified":"2012-11-10T00:07:38","modified_gmt":"2012-11-09T21:07:38","slug":"sh-xudeyfa-oo-ka-warbixiyay-xaaladaha-jubbooyinka-iyo-wafdigii-dhawaan-loo-diiday-in-ay-gudaha-u-galaan-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/sh-xudeyfa-oo-ka-warbixiyay-xaaladaha-jubbooyinka-iyo-wafdigii-dhawaan-loo-diiday-in-ay-gudaha-u-galaan-kismaayo\/","title":{"rendered":"Sh.Xudeyfa Oo Ka Warbixiyay Xaaladaha Jubbooyinka Iyo Wafdigii Dhawaan Loo Diiday In Ay Gudaha U Galaan Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Sh.Cabdiraxmaan Xudeyfa Wakiila Xarakada Shabaabul-mujaahidiin U Qaabilsan Goboladda Jubooyinka  oo La Hadlayay Mid Ka Mid Ah Warbaahinta Ku Hadasha Afka Al-shabaab ayaa ka Waramay Xaalada ay ku suganyihiin Shacabka Reer Kismaayo Kuwaa Oo Horey U Maamuli Jireen Al-shabaab Haatanna Ay Maamulaan Dowladda Kenya Iyo Kuwa Raaskambooni.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Al-shabaab Ee Jubbooyinka Ayaa Sidoo kale ka hadlay dhacdadii dhawaan Wafdi ka socda AMISOM iyo Saraakiisha Soomaalida Kuwaa Oo loo diiday inay gudaha u galaan Magaalada Kismaayo Laguna Amray In Ay dib Ugu Laabtaan Halkii Ay Horey Kaga Duuleen Oo Aheyd Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>.<br \/>\nSheekh Xudeyfa Ayaa Waxa Uu Shacabka Reer Kismaayo Ugu Baaqay isagoo u sheegay in ay U Feejignaadaan Amarka Alle iyo Hadallada ka soo baxaya Masuuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Waxa Uuna Sheegay In Ay Al-shabaab Hadaladooda Ay Ku Xaqiijinayaan Arimaha Dhabta Ah Ee ka jirta Guud Ahaan Goobaha Ay Maamulaan Dowladaha Iskaashanaya Ee Ku Sugan Dalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sh.Cabdiraxmaan Xudeyfa Wakiila Xarakada Shabaabul-mujaahidiin U Qaabilsan Goboladda Jubooyinka oo La Hadlayay Mid Ka Mid Ah Warbaahinta Ku Hadasha Afka Al-shabaab ayaa ka Waramay Xaalada ay ku suganyihiin Shacabka Reer Kismaayo Kuwaa Oo Horey U Maamuli Jireen Al-shabaab Haatanna Ay Maamulaan Dowladda Kenya Iyo Kuwa Raaskambooni. Gudoomiyaha Al-shabaab Ee Jubbooyinka Ayaa Sidoo kale ka hadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10308","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10308","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10308"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10308\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10314,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10308\/revisions\/10314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10308"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10308"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10308"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}