{"id":10292,"date":"2012-11-09T05:37:11","date_gmt":"2012-11-09T02:37:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10292"},"modified":"2012-11-09T21:18:05","modified_gmt":"2012-11-09T18:18:05","slug":"xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-shir-ay-ku-yeesheen-muqdisho-ka-soo-saarey-qodobo-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-shir-ay-ku-yeesheen-muqdisho-ka-soo-saarey-qodobo-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed oo shir ay ku yeesheen muqdisho ka soo saarey qodobo muhiim ah&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Shir ay maanta ku yeesheen xubnaha xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed uuna shir gudoominayey gud.kuxigenka xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed md cali maxamed nuux timajilic ayaa waxaa lagaga hadley qodobo khuseeya marxalada dalku marayo,waxaana dood iyo falaqeyn ka dib laga soo saarey shirka xmjs qodobadan:.<br \/>\n1 xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed wuxuu soo dhaweynayaa xukuumada tirada yar taas oo na xasuusineysa ama lamid ah xukuumad uu soo dhisey 2003di madaxweynaha xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed c\/nuur axmed darmaan,taas oo iyaduna ka koobneyd 10 wasiir anagoo aad ugu faraxsan taaba galka hamigeeni oo hirgaley.<br \/>\n2. Xmjs wuxuu kasoo horjeedaa cambaareynayaana  jarida dhirta iyo dhoofinta dhuxusha,taas oo beryahan u eg in dhegaha laga fureystey baaqii iyo go&#8217;aankii Q.M iyo amarkii uu soo saarey m\/weyne xasan shekh maxamuud gurguurte.<br \/>\n3. Xmjs wuxuu talo kusoo jeedinayaa in baarlamaanka federalka soomaaliya uu ansixiyo ama meel mariyo xukuumada tirada yar ee dr saacid,iyaduna ay u istaagto sidii dalka looga saari lahaa burburka ,loona heli lahaa ciidamo soomaaliyeed oo guud ahaan amniga dalka sugi kara si looga kaaftoomo ciidamada shisheeye ee ka kala yimid wadamada africa.<br \/>\n4 xmjs oo ah xisbiga koowaad ee dalka soomaaliya wuxuu ugu duceeyey xukuumada tirada yar in illaah la garab galo xilka loo igmadey ama loo dhiibey iyadoo laga doonayo in ay shacbiga si caddaalad ah ugu adeegaan insha allaah.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee xubnaha xmjs ay shir ku yeeshaan gobolada iyo degmooyinka dalka hase yeeshee kan ayaa kusoo beegmaya xilli ay m\/weynaha iyo ra&#8217;iisalwazaaruhuba ay ka baqdin qabaan in la ansixin waayo taas oo ay hada bilaabeen ololo dadweyne oo abaabulo maamulka gobolka banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir ay maanta ku yeesheen xubnaha xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed uuna shir gudoominayey gud.kuxigenka xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed md cali maxamed nuux timajilic ayaa waxaa lagaga hadley qodobo khuseeya marxalada dalku marayo,waxaana dood iyo falaqeyn ka dib laga soo saarey shirka xmjs qodobadan:. 1 xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed wuxuu soo dhaweynayaa xukuumada tirada yar taas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10292","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10292","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10292"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10292\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10302,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10292\/revisions\/10302"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}