{"id":1029,"date":"2011-05-26T16:34:21","date_gmt":"2011-05-26T16:34:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1029"},"modified":"2011-05-26T16:34:21","modified_gmt":"2011-05-26T16:34:21","slug":"ciidamo-waashay-meydad-iyo-dhaawacyo-oo-dhamaantooda-ka-tirsan-shisheeyaha-muqdisho-ku-sugan-oo-maanta-laga-duuliyay-garoonka-aadan-cadde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/ciidamo-waashay-meydad-iyo-dhaawacyo-oo-dhamaantooda-ka-tirsan-shisheeyaha-muqdisho-ku-sugan-oo-maanta-laga-duuliyay-garoonka-aadan-cadde\/","title":{"rendered":"Ciidamo Waashay Meydad Iyo Dhaawacyo Oo Dhamaantooda Ka Tirsan Shisheeyaha Muqdisho Ku sugan Oo maanta Laga Duuliyay Garoonka Aadan Cadde"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/garoonka-muqdisho-300x216.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1030\" title=\"garoonka-muqdisho-300x216\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/garoonka-muqdisho-300x216.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"216\" \/><\/a><\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/garoonka-muqdisho-300x2161.jpg\"><\/a>Ka dib dagaalo xoogan oo maalmihii ugu dambeeyay ka socday Magaalada Muqdisho una dhaxeeyay ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo ciidamada TFG-da oo ay kaabayaan kuwa Shisheeye ayaa maanta waxaa Magaalada Muqdisho laga duuliyay ciidamo ka tirsanaa dowladda Ugandha oo ku waashay dagaalada ka socda degmada howlwadaag<\/p>\n<p>Waalida ciidamadaani shisheeye ayaa waxay timid ka dib qalqal iyo cabsi ka soo wajahday duulaanka ay ku qaaden suuqa bakaarah waxaana isla xilligii ciidamada waashay laga duulinayay garoonka Aadan Cadde sidoo kale waxaa lala qaaday tiro ciidamo oo ka tirsanaa shisheeyaha Muqdisho ku sugan oo ku dhaawacmay iyo kuwa ku dhintay dagaalada Muqdisho ka soconayay<\/p>\n<p>Ilo wareedyo oo ku sugan garoonka Aadan cadde ayaa u sheegay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Warsom.com in loo kala qaaday ciidamadaasi Magaalooyinka Neirobi Iyo Kambala Waxaana Magaalada Kambala loo qaaday Ciidamada Waashay iyo kuwa meydadka ah halka kuwa dhaawacana loo qaaday Magaalada Neirobi<\/p>\n<p>Ilo wareedyo ayaa sidoo kale xaqiijiyay in ciidamadaani jabka iyo hooga soo gaaray in lagu qaaday illaa iyo seddex diyaaradood oo laga leeyahay Dalka Faransiiska<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\"><em>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em><\/span><strong><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff;\">*<\/span><\/strong><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ka dib dagaalo xoogan oo maalmihii ugu dambeeyay ka socday Magaalada Muqdisho una dhaxeeyay ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo ciidamada TFG-da oo ay kaabayaan kuwa Shisheeye ayaa maanta waxaa Magaalada Muqdisho laga duuliyay ciidamo ka tirsanaa dowladda Ugandha oo ku waashay dagaalada ka socda degmada howlwadaag Waalida ciidamadaani shisheeye ayaa waxay timid ka dib qalqal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1029","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1029","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1029"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1029\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1033,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1029\/revisions\/1033"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}