{"id":10281,"date":"2012-11-08T19:46:54","date_gmt":"2012-11-08T16:46:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10281"},"modified":"2012-11-09T00:43:32","modified_gmt":"2012-11-08T21:43:32","slug":"dibad-bax-lagu-taageerayo-ku-dhawaaqista-golaha-waziirada-tirada-yar-oo-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/dibad-bax-lagu-taageerayo-ku-dhawaaqista-golaha-waziirada-tirada-yar-oo-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dibad Bax Lagu  Taageerayo Ku Dhawaaqista Golaha Waziirada Tirada Yar Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Banaan Baxaani Lagu Soo Dhaweynayay Ra&#8217;iisul Wazaaraha Soomaaliya Dr.Shirdoon Magacaabista Uu Soo Magacaabay Golahiisa Waziirada Tirada Yar Ayaa Waxa Uu Ka Dhacay Studio Koonis Degmada C\/casiis Ee Gudaha  Magaalada Muqdisho Iyadoona Ay Ka Soo Qeyb Galeen Boqolaal Shacab Ah,Masuuliyiinta Dowlada Soomaaliya Iyo Madax Kale Kuwaasi Oo Dhamaantood U Jeedkoodii Uu Ahaa Sidii Ay Mudanayaasha Baarlamaanka U Taageeri Lahaayeen Mr Saacid Xukuumadiisa Iyo Sidii Loo Ansixin Lahaa Golaha Waziirada Oo Dhawaan La Soo Magacaabay<\/p>\n<p>Ugu Horeyn Ayaa Dibad Baxa Waxaa Ka Hadlay Max&#8217;uud Axmed Nuur Tarsan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Waxa Uuna Sheegay Xilibaanada Baarlamaanka In  Uu Ugu Baaqayo Sidii Ay U Ansixin Lahaayeen Golaha Waziirada Uu Soo Magacaabay Ra&#8217;iisul Wazaare Saacid Isagoona Hadlkiisa Intaasi Ku Daray In Ay Xukuumadaani Tahay Midii Ay Ku Dagi Laheyd Amaanka Guud Ahaan Dalka Soomaaliya Maadama Ay  U Muuqdaan Kuwa Lagu Kalsoonaan Karo Wax Qabadkoodii<\/p>\n<p>Sidoo Kale Ra&#8217;iisul Wazaaraha Dalka Soomaaliya Mr.saacid Ayaa Hadal Qiirad Leh Ka Jeediyay Goobta Uu Dibadbaxaasi Ka Dhacayay Isoogana Xusay In Uu Soo Xulay Waziiro Ay Ku Kalsoonyihiin Madaxda Dowlada Iyo Shacabka Soomaaliyeed  Waxa Uuna Balan Qaaday Haddii Ay Golaha Baarlamaanka Ku Taageeraan Golahiisa Waziirada Ee Tirada Yar In Uu Dalka Soomaaliya Ku Soo Dabaali Doono Nabad Aan Abad Laga Arag Sida Uu Sheegay Shirdoon<\/p>\n<p>Dibad Baxaani Ay Maanta Isugu Soo Bexeen Masuliyiinta Dowlada Iyo Shacab Aad U Farabada Ayaa Waxa Uu Imaanaya Xilli Uu Dhawaan Dr.Saacid Ku Dhawaaqay Golo Waziiro Gaaraya Ilaa Iyo 10 Waziir Iyadoona Ay Imaaneyso Waqti Laga Cabsi Qabo In Ay Dood Baaxsan Ka Keenaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Oo Iyaga Hadii Ay Ka Soo Horjeestaan Uu Fashil Ku Dhamaan Doono Fikirkii Gur Guurte Uu Ku Beeray Saacid.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Banaan Baxaani Lagu Soo Dhaweynayay Ra&#8217;iisul Wazaaraha Soomaaliya Dr.Shirdoon Magacaabista Uu Soo Magacaabay Golahiisa Waziirada Tirada Yar Ayaa Waxa Uu Ka Dhacay Studio Koonis Degmada C\/casiis Ee Gudaha Magaalada Muqdisho Iyadoona Ay Ka Soo Qeyb Galeen Boqolaal Shacab Ah,Masuuliyiinta Dowlada Soomaaliya Iyo Madax Kale Kuwaasi Oo Dhamaantood U Jeedkoodii Uu Ahaa Sidii Ay Mudanayaasha Baarlamaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10281","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10281"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10284,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10281\/revisions\/10284"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}