{"id":10248,"date":"2012-11-06T23:20:07","date_gmt":"2012-11-06T20:20:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10248"},"modified":"2012-11-06T23:20:07","modified_gmt":"2012-11-06T20:20:07","slug":"xildhibaan-cwali-cali-gaas-oo-doonaya-in-uu-faroole-raaciyo-labo-shariifsh-sharif-iyo-sharif-xasan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/xildhibaan-cwali-cali-gaas-oo-doonaya-in-uu-faroole-raaciyo-labo-shariifsh-sharif-iyo-sharif-xasan\/","title":{"rendered":"Xildhibaan c\/wali cali gaas oo doonaya in uu faroole raaciyo labo shariif(sh sharif iyo sharif xasan)"},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisalwazaarihii hore ahna xildhibaan c\/wali cali gaas ayaa muuqda in uu doonayo sidii uu madaxweyne faroole meesha uga bixi lahaa si ay isu raacaan ragii ay soo wada shaqeeyeen waa m\/weynihii hore sh shariif sh axmed iyo gud.hore ee barlamaanka sharif xasan.<\/p>\n<p>C\/wali cali gaas ayaa ah ninka loo aaneeyo in ay saaxada siyaasada soomaaliya ku soo laabtaan iyagoo si aad iyo aad ah dadaal u galey balse ay ku hungoobeen marka laga reebo xilka xildhibaannimo oo ay gacantooda isku qoreen c\/wali cali gaas iyo sh xasan sh aadan,waxaana soo ifbaxaya in c\/wali gaas uu hada puntland u tagey in uu ka noqdo m\/weyne puntland isla markaana uu eedii ugu horeysey abid uu u soo jeediyey maamulka puntland,waxa uu sheegey c\/wali gaas in dadka reer puntland aysan heysan xoriyatul qawlka shirarka oo aan leysugu iman karin iyo muddo kororsi aan shacbigu rabin.<\/p>\n<p>Eedahan iyo khilaafka kasoo baxaya faroole iyo c\/wali gaas ayaa imanaya xili hada xukuumad bedesha tii uu hugaaminayey c\/wali gaas la diyaarinayo,isagoo ka door bidey in uu puntland safar u aado maalintii uu xilka wareejiyey maalintii ku xigtey taas oo muujinaysa in c\/wali gaas doonayo in uu faroole afka ciida u daro kana dabageeyo saaxiibadii aan kor kusoo sheegney. <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisalwazaarihii hore ahna xildhibaan c\/wali cali gaas ayaa muuqda in uu doonayo sidii uu madaxweyne faroole meesha uga bixi lahaa si ay isu raacaan ragii ay soo wada shaqeeyeen waa m\/weynihii hore sh shariif sh axmed iyo gud.hore ee barlamaanka sharif xasan. C\/wali cali gaas ayaa ah ninka loo aaneeyo in ay saaxada siyaasada soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10248","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10248","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10248"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10248\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10254,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10248\/revisions\/10254"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10248"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10248"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10248"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}