{"id":1024,"date":"2011-05-26T16:29:18","date_gmt":"2011-05-26T16:29:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1024"},"modified":"2011-05-26T16:29:18","modified_gmt":"2011-05-26T16:29:18","slug":"4-madaxweyne-shariifka-soomaaliya-iyo-rwasaare-soomaali-ameerikaanka-farmaajo-oo-si-deg-deg-ah-loogu-yeeray-magaalada-adis-ababa-ee-xarunta-dalka-eithopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/4-madaxweyne-shariifka-soomaaliya-iyo-rwasaare-soomaali-ameerikaanka-farmaajo-oo-si-deg-deg-ah-loogu-yeeray-magaalada-adis-ababa-ee-xarunta-dalka-eithopia\/","title":{"rendered":"4. Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Iyo R\/Wasaare Soomaali Ameerikaanka Farmaajo Oo Si Deg Deg Ah Loogu Yeeray Magaalada Adis-Ababa Ee Xarunta Dalka Eithopia"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/sharif-iyo-farmaajo5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1026\" title=\"Somalia's President Sharif Ahmed addresses officials following the swearing in of the newly-appointed PM Abdullahi Mohamed at the presidential residence in Mogadishu\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/sharif-iyo-farmaajo5-300x203.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"203\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/sharif-iyo-farmaajo5-300x203.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/sharif-iyo-farmaajo5.jpg 610w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha TFG-da Shariif Sheekh Axmed iyo R\/Wasaarah Soomaali Ameerikaanka Ah Maxamed C\/laahi Maxamed Farmaajo ayaa is deg deg ah looga wacay Magaalada Adis-ababa ee dalka Eithopia<\/p>\n<p>Ilo wareedyo ku sugan xarunta Madaxtooyada Muqdisho ayaa u sheegay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com in shariif iyo Farmaajo uu u wacay R\/Wasaaraha Dalka Eithopia Gaal Mila Zanaabi waxaana warar hoose aan helnay ay sheegayaan in la soo canaanan doono labada hogaamiyo iyagoona su&#8217;aalo laga weyndiinayo halka ay ku dambeeyeen dagaaladi ka socday gobolada Gedo iyo Jubooyinka waxaana Zanaabi labada masuul uu ka canaan doonaa in Augost ka hor ay faarujiyaan xillalka ay hayaan.<\/p>\n<p><span style=\"color: #007f7f;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><em><span style=\"color: #007f7f;\">\u00a0<\/span><\/em><em>\u00a0<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"color: #007f7f;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><\/em><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\"><font style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\" size=\"4\" color=\"#0000ff\"><em>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em><\/font><\/span><\/span><\/strong><strong><span style=\"font-size: small; color: #0000ff;\"> <\/span><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff;\">*<\/span><\/strong><\/em><em><span style=\"color: #ff0000;\">(<span style=\"text-decoration: underline;\">info@warsom.com<\/span> &amp; <span style=\"text-decoration: underline;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/p>\n<p><\/span><\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha TFG-da Shariif Sheekh Axmed iyo R\/Wasaarah Soomaali Ameerikaanka Ah Maxamed C\/laahi Maxamed Farmaajo ayaa is deg deg ah looga wacay Magaalada Adis-ababa ee dalka Eithopia Ilo wareedyo ku sugan xarunta Madaxtooyada Muqdisho ayaa u sheegay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com in shariif iyo Farmaajo uu u wacay R\/Wasaaraha Dalka Eithopia Gaal Mila Zanaabi waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1024","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1024","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1024"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1028,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1024\/revisions\/1028"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}