{"id":10218,"date":"2012-11-05T23:35:15","date_gmt":"2012-11-05T20:35:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10218"},"modified":"2012-11-06T00:09:42","modified_gmt":"2012-11-05T21:09:42","slug":"sh-abu-muscabafrikaanta-gaajada-iyo-gaalnimada-isku-darsatay-wey-ku-halaagsameen-weeraradeena","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/sh-abu-muscabafrikaanta-gaajada-iyo-gaalnimada-isku-darsatay-wey-ku-halaagsameen-weeraradeena\/","title":{"rendered":"&#8220;Sh.Abu-Muscab&#8221;Afrikaanta Gaajada  Iyo Gaalnimada Isku Darsatay Wey Ku Halaagsameen  Weeraradeena."},"content":{"rendered":"<p>Sh. C\/Caziiz Abu Muscab Afhayeenka Dagaalyahanada Mujaahidiinta Al-Shabaab  oo La Hadlay Warbaahinta ayaa ka waramay howlgalladii ay Shabaabul-Mujaahidiin ka sameeyeen Magaalada Kismaayo iyo Gobolka Sh.Hoose kuwaas oo tiradoodu ay gaaraysay ilaa 5 hawlgal oo uu ku jiro Weerar ay Xalay ku qaadeen Markab Ciidanka Kenya Ay lahaayeen oo taagan xeebta Kismaayo Sida Uu Sheegay Abu-muscab.<\/p>\n<p>Afahayeenka ayaa sidoo kale wuxuu Carabka Ku Dhuftay Hadalladii  e maalmihii lasoo dhaafay kasoo kala yeerayay Madaxda wadamada ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya  Ee AMISOM Kuwaa Oo Uu Waqtigoodii dhamaatay Iyo Fikirka Kaga Aadan Al-shabaab. <\/p>\n<p>C\/casiis ayaa Gaba Gabada Hadalkisii Waxa Uu Baaq u jeediyay Dagaalyahanada Ama Ciidamada Dhaq Dhaqaaqa Al-shabaab Waxa Uuna Sheegay In Ay Naftooda iyo Maalkooda u hurayaan Al-shabaab sidii  ay Afrikaanta Gaajada  iyo Gaalnimada isku darsatay uga difaaci lahaayeen Diinteena Sida Uu Hadalka U Dhigay Sh.Abu-muscab.<\/p>\n<p>Hadalkaani Ka Soo Yeeray Madaxda Al-shabaab Ayaa Imaanaya Xilli Awoodii Ay Ku Lahayeen Qaar Ka Mid Ah Gobolada Dalka Soomaaliya Ay Sii Wiiqantay Maadaama Ay Dowladaha Huwanta Ee Iskaashanaya Ay Haatan Ku Suhanyihiin Goobihii Muhiimka U Ahaa Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sh. C\/Caziiz Abu Muscab Afhayeenka Dagaalyahanada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo La Hadlay Warbaahinta ayaa ka waramay howlgalladii ay Shabaabul-Mujaahidiin ka sameeyeen Magaalada Kismaayo iyo Gobolka Sh.Hoose kuwaas oo tiradoodu ay gaaraysay ilaa 5 hawlgal oo uu ku jiro Weerar ay Xalay ku qaadeen Markab Ciidanka Kenya Ay lahaayeen oo taagan xeebta Kismaayo Sida Uu Sheegay Abu-muscab. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10218","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10218","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10218"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10218\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10229,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10218\/revisions\/10229"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10218"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10218"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10218"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}