{"id":10204,"date":"2012-11-04T22:19:33","date_gmt":"2012-11-04T19:19:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10204"},"modified":"2012-11-04T22:19:33","modified_gmt":"2012-11-04T19:19:33","slug":"wasiirada-dawlada-federalka-ee-xukuumada-raiisalwasaare-saacid-oo-lagu-dhawaaqey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/wasiirada-dawlada-federalka-ee-xukuumada-raiisalwasaare-saacid-oo-lagu-dhawaaqey\/","title":{"rendered":"Wasiirada dawlada federalka ee xukuumada ra&#8217;iisalwasaare saacid oo lagu dhawaaqey."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa ugu danbeyntii muddo ka dib lagu dhawaaqey wasiiro ka kooban 10 wasiir kuwaas oo ah 2 dumar ah iyo 8 rag ah,iyadoo ay u badanyihiin qurbajoog debedaha ka timid balse laga yaabo in ay ku jiraan hal ama labo gudaha dalka laga yaqaan,wasiiradan ayaa magacyadoodu kala yihiin:.<br \/>\n1 fawsiyo yuusuf xaaji aadan\/ ra&#8217;iisalwasaare ku xigen ahn wasiirka arrimaha dibedda.<br \/>\n2 cabdullaahi ebyan nuur\/wasirka w\/arrimaha diinta iyo awqaafta.<br \/>\n3 c\/xakiin xaaji maxamuud fiqi\/wasarada gashandhiga.<br \/>\n4 c\/kariim xusen guuled\/wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka.<br \/>\n5 maxamed xasan suleymaan\/wasirka maaliyada iyo qorsheynta qaranka.<br \/>\n6 cabdullaahi ciilmooge xirsi\/wasirka warfaafinta iyo isgaarsiinta.<br \/>\n7 c\/risaaq cumar maxamed\/wasirka kheyradka dalka.<br \/>\n8 muxiyadiin maxamed ciilmoge\/wasirka h\/guud iyo dib u dhiska.<br \/>\n9 maryan qaasim \/wasirka horumarinta adeega bulshada.<br \/>\n10 axmed maxamed xasan\/wasirka ganacsiga iyo warshadaha.<\/p>\n<p>Wasiiradan ayaan la ogeyn in xubnaha golaha baarlamaanku in ay ogolaandoonaan iyo in kale xubnaha ayaa waxey u badanyihiin kuwo wata labo dhalasho dad badan ayaana dhaliilsan sida loogu aamini karo hawlaha qaranka qof dhalasho wadan kale wata. <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa ugu danbeyntii muddo ka dib lagu dhawaaqey wasiiro ka kooban 10 wasiir kuwaas oo ah 2 dumar ah iyo 8 rag ah,iyadoo ay u badanyihiin qurbajoog debedaha ka timid balse laga yaabo in ay ku jiraan hal ama labo gudaha dalka laga yaqaan,wasiiradan ayaa magacyadoodu kala yihiin:. 1 fawsiyo yuusuf xaaji aadan\/ ra&#8217;iisalwasaare ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10204","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10204","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10204"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10209,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10204\/revisions\/10209"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}