{"id":10192,"date":"2012-11-04T02:40:49","date_gmt":"2012-11-03T23:40:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10192"},"modified":"2012-11-04T02:40:49","modified_gmt":"2012-11-03T23:40:49","slug":"safiirka-midowga-yurub-ee-soomaaliya-oo-sheegay-in-ay-kordhiyeen-kaalmo-siinta-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/safiirka-midowga-yurub-ee-soomaaliya-oo-sheegay-in-ay-kordhiyeen-kaalmo-siinta-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya Oo Sheegay In Ay Kordhiyeen Kaalmo Siinta Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Maxmuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalaka Soomaaliya ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Midoowga Yurub ee uu hogaaminayey Mechealle Cervone Safiirka Midoowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya .<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya Ayaa Kulanka ka dib saxaafada la hadlay iyagoona ka warbixiyey waxyaalahii ay ka wada hadleen Iyo Arimu Xasaasi Ah.<\/p>\n<p>Mechealle Cervone Oo Ah Safiirka Midoowga Yurub ee Soomaaliya ayaa Sheegay In Midoowga Yurub Ay  Soomaaliya U ansaxiyeen 2012-da kaalmo dhan 158 Milyan oo lacagta Midoowga Yurub ah. <\/p>\n<p>Sidoo Kale Wuxuu Sheegay Kaalamadaani In ay ka dhalatay dib u eegis lagu sameeyey mudada dhexe, oo kordhisay lacagtii loogu talalagalay Horumarinta Soomaaliya ,212 Milyan oo la gaarsiiyey 412 Milyan oo lacagta MidoowgaYurub ah <\/p>\n<p>Xasan Sheekh Gur Guurte Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ayaa Waxa Uu uga mahad celiyey kordhinta deeqaha Midoowga Yurub siiyaan Soomaaliya isagoona tilmaamay in kaalamada Midoowga Yurub mar walba Ay muuqatay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Maxmuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalaka Soomaaliya ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Midoowga Yurub ee uu hogaaminayey Mechealle Cervone Safiirka Midoowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya . Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya Ayaa Kulanka ka dib saxaafada la hadlay iyagoona ka warbixiyey waxyaalahii ay ka wada hadleen Iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10192","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10192","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10192"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10192\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10193,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10192\/revisions\/10193"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10192"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10192"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10192"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}