{"id":10185,"date":"2012-11-04T02:06:08","date_gmt":"2012-11-03T23:06:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10185"},"modified":"2012-11-04T03:02:16","modified_gmt":"2012-11-04T00:02:16","slug":"mudanayaasha-baaarlamaanka-oo-maanta-qaar-ka-mid-ah-qodobada-dastuurka-laaley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/mudanayaasha-baaarlamaanka-oo-maanta-qaar-ka-mid-ah-qodobada-dastuurka-laaley\/","title":{"rendered":"Mudanayaasha Baaarlamaanka  Oo Maanta Qaar Ka Mid Ah  Qodobada Dastuurka Laaley."},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya Ayaa Waxa ay maanta Ku kulmeen Magaalada Muqdisho Iyadoona kulankan oo uu shir guddoominayey Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari.<\/p>\n<p>Mudanayaasha ayaa waxa Ay Ka Doodeen qodobo dhawr ah, waxaana ugu muhimsanaa qodob ka mid ah dastuurka Soomaaliya kaas oo ka hadlaya kala dirida baarlamaanka.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxa Ay Falaaqeyeen qodobada kale ee ka hadlaaya xuduudka dalka Soomaaliya, iyo shaqooyin Xildhibaanada laga rabo in ay qabtaan.<\/p>\n<p>Qodobka ugu cuslaa ee maanta la diidey ayaa ah qodobka 67 ee u dhigan sidan:<\/p>\n<p>Golaha Shacabka ka hor dhammaadka muddadiisa afarta sano ah Lama kala diri karo  marka laga reebo haddii uu Goluhu awoodi waayo in uu ansixiyo golaha wasiirrada iyo barnaamijka Dawlada sida ku xusan qodobka 100aad (c) ee dastuurkan.<\/p>\n<p>Shirkii lagu ansixiyey dastuurka bishii August ayaa barlamaanka imaan doona oo ah kan hadda awood loo siiyey in ay wax ka bedeli karaan dastuurka waxna ku dari karaan. <\/p>\n<p>Sidoo kale qodobka 132 ee dasuurka iyo faqradihiisa hoose ayaa xaq usiinaya xildhibaanadu in ay wax ka beddeli karaan dastuurka.<\/p>\n<p>Qodobkaasi Ayaa Maanta Guud Ahaan Baarlamaanka Isku Raacay In Ay Bedelaan Meeshana Lagu Badalay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya Ayaa Waxa ay maanta Ku kulmeen Magaalada Muqdisho Iyadoona kulankan oo uu shir guddoominayey Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari. Mudanayaasha ayaa waxa Ay Ka Doodeen qodobo dhawr ah, waxaana ugu muhimsanaa qodob ka mid ah dastuurka Soomaaliya kaas oo ka hadlaya kala dirida baarlamaanka. Sidoo Kale Waxa Ay Falaaqeyeen qodobada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10185","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10185","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10185"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10185\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10196,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10185\/revisions\/10196"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10185"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10185"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10185"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}