{"id":10176,"date":"2012-11-02T02:11:56","date_gmt":"2012-11-01T23:11:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10176"},"modified":"2012-11-02T02:14:29","modified_gmt":"2012-11-01T23:14:29","slug":"kulan-sadexgeesood-ah-oo-ay-yeesheen-ergeyga-xogguud-ee-qarmada-midoobeyamb-mahigamweyne-xasan-sheekh-iyo-raiizalwasaare-saacid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/kulan-sadexgeesood-ah-oo-ay-yeesheen-ergeyga-xogguud-ee-qarmada-midoobeyamb-mahigamweyne-xasan-sheekh-iyo-raiizalwasaare-saacid\/","title":{"rendered":"Kulan sadexgeesood ah oo ay yeesheen ergeyga xog\/guud ee qarmada midoobey,amb mahiga,m\/weyne xasan sheekh iyo ra&#8217;iizalwasaare saacid&#8230;."},"content":{"rendered":"<p>Kulan sadexgeesood ah oo ay yeesheen amb. Augustina mahiga m\/weyne xasan sheekh iyo ra&#8217;iizalwasaare saacid ayaa waxa uu ka dhacey madaxtooyada soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa u muuqdey mid lagaga arinsanayey xukuumada la filayo in dr saacid ku dhawaaqo,taas oo waliba la oran karo talada mahiiga ayaa ka maqneyd waana tan ay u daahdey ku dhawaaqisteeda.<\/p>\n<p>Agoustina mahiga ayaa sheegey in ciidamada amisom mudadooda loogu darey 7beri iyadoo la filayo in shir qaramada midoobey ay yeelanayaan waqti dheeraad ah loogu dari doono ciidamada umuuqda kuwo soomaaliya lagu xukumo,mahiga ayaa sidoo kale sheegey in shirka qaramada midoobey soomaaliya looga qaadi doono cuna qabateynta hubka ee soomaaliya saarneyd.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa imanaya xilli uu waqtigoodi dhamaadey ciidamada Amisom,isla markaana ay dawladaha afrika ka dalbanayeen in muddo kordhin loo sameeyo taas oo ah waxba kama jiraan dadka lagu cameeyo maadaama ay ciidamada kenya iyo ithoupia ay labaduba si sharci darro ah ku joogaan ama kusoo galeen,ayna waliba saarneyd qaraar ka mamnuucayey in dawladaha dariska la ah soomaaliya aaney geli karin ciidamadoodu balse dhegaha laga fureystey xeer qabanayaana aanu jirin iyo cid ka hadashaba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan sadexgeesood ah oo ay yeesheen amb. Augustina mahiga m\/weyne xasan sheekh iyo ra&#8217;iizalwasaare saacid ayaa waxa uu ka dhacey madaxtooyada soomaaliya. Kulanka ayaa u muuqdey mid lagaga arinsanayey xukuumada la filayo in dr saacid ku dhawaaqo,taas oo waliba la oran karo talada mahiiga ayaa ka maqneyd waana tan ay u daahdey ku dhawaaqisteeda. Agoustina [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10176","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10176","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10176"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10176\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10183,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10176\/revisions\/10183"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10176"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10176"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10176"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}