{"id":10159,"date":"2012-10-31T22:57:52","date_gmt":"2012-10-31T19:57:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10159"},"modified":"2012-10-31T22:57:52","modified_gmt":"2012-10-31T19:57:52","slug":"ahlu-suna-waljameeca-oo-sheegtey-in-xukuumada-dhawaan-lagu-dhawaaqi-doono-aan-lagala-yeelan-wax-la-tashi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/ahlu-suna-waljameeca-oo-sheegtey-in-xukuumada-dhawaan-lagu-dhawaaqi-doono-aan-lagala-yeelan-wax-la-tashi-ah\/","title":{"rendered":"Ahlu suna waljameeca oo sheegtey in xukuumada dhawaan lagu dhawaaqi doono aan lagala yeelan wax la tashi ah."},"content":{"rendered":"<p>Ahlu suna waljameeca oo ah urur diimeed hubeysan lana dagaalama xarakada al shabaab,isla markaana garab siiya heshiisna hore ula galey dawladii kmg aheyd iyagoo ku lahaa wasiir iyo xilal kale oo dawlada dhexe ah.<\/p>\n<p>Hase yeeshee waxaa dhawaan ay shaaciyeen xubno ka tirsan ahlu suna waljameeca in haba yaraatee aanu ra&#8217;iisal wasaare saacid siinin wax tixgelin iyo la tashi la xiriira xukuumada la soo dhisayo taasna ay jebineyso heshiisyadii  ahlu-suna ay la gashey xukuumadihii hore ee soomaaliya.<\/p>\n<p>Ahlusuna ayaa muuqata in ay waqtigan aysan heli doonin wasiir balse laga yaabo in ay dawladu waxyaabo kale oo awoodaha dawlada dhexe ah in lagu qanciyo,maadaama ay afeef iska soo hormariyeen iyagoo cabasho iyo tabasho sheeganaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ahlu suna waljameeca oo ah urur diimeed hubeysan lana dagaalama xarakada al shabaab,isla markaana garab siiya heshiisna hore ula galey dawladii kmg aheyd iyagoo ku lahaa wasiir iyo xilal kale oo dawlada dhexe ah. Hase yeeshee waxaa dhawaan ay shaaciyeen xubno ka tirsan ahlu suna waljameeca in haba yaraatee aanu ra&#8217;iisal wasaare saacid siinin wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10159","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10159","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10159"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10159\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10166,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10159\/revisions\/10166"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10159"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10159"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10159"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}