{"id":10130,"date":"2012-10-30T22:36:55","date_gmt":"2012-10-30T19:36:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10130"},"modified":"2012-10-31T00:44:52","modified_gmt":"2012-10-30T21:44:52","slug":"cwali-gaas-oo-dhagaha-ka-fareesta-amarada-ka-soo-baxaya-faroole","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/cwali-gaas-oo-dhagaha-ka-fareesta-amarada-ka-soo-baxaya-faroole\/","title":{"rendered":"C\/wali Gaas Oo Dhagaha Ka Fareesta Amarada Ka Soo Baxaya Faroole"},"content":{"rendered":"<p>Maalintii shalay Ayaa Waxaa gaarey magaalada Boosaaso Ee Xarunta ganacsiga ee Puntland Prof.Cabdiweli Gaas, Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya  oo ka soo kacay magaalada Qardho halkaas oo uu ku sugnaa saddex habeen isaga oo horey u soo marey Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Garowe Ee Puntland.<\/p>\n<p>Ka hor inta aanu Imaan prof.Cabdiweli Cali gaas magaalada Qardho maalintii ciida ayaa Madaxweynaha Puntland  u sheegay in aysan ahayn waqtigaan in uu ku soo aadiyo safarkiisa isla markaana aan loo baahneyn in uu dalka oo dhan wada maro,  maadaamaay ay jirto xasaasiyad siyaasadeed.<\/p>\n<p>xildhibaan Cabdiweli Gaas ayaa ku adkeystey in uu dalka oo dhan marayo  isla markaana uu qorshihiisu ahaa in uu dadkiisa soo arko Si Uu Kulamo Qarsoodi Ah Ula Yeesho Masuuliyiinta Halkaasi.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland ayaa markaas u sheegey in gawaarida dagaalka ee la socda uu uga tago Garowe, isla markaana Madaxtooyadu ku darayso hal mid, waxaana garoowe uga harey laba ka mid ah garaawidii ka soo kaxayeysey Gaalkacyo iyada oo lagu darey hal Gaari Oo Ay saaranyihiin Ciidamo Ka Amar Qaadata Faroole.<\/p>\n<p>Raysalwasaaarihii hore ayaa ah qof  boos sare kaga jira Soomaaliya weli, waa Xildhibaan, waana raysalwasaarihii hore, waxaana bartilmaameedsan kara kooxa xagjirka ah ee uu Muqdisho kula dagaalamey, waxaana uu u baahnaa in loo ilaaliyo sida Madaxweynaha Puntland oo 15 tikniko ah ka yar aan Puntland ku dhex-socon karin.<\/p>\n<p>Inkastoo Aysan Dhicin Arinkaasi Ayaa waxaa jidka loo geli lahaa Raysalwasaarihii hore, madaama laga bilaabo Tuulada Yalho ilaa Konroroolka  Bosaso ay habeenkii soo galaan Kooxda al-shabaab ee ku sugan Buuraleyda magaalada Galgala.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maalintii shalay Ayaa Waxaa gaarey magaalada Boosaaso Ee Xarunta ganacsiga ee Puntland Prof.Cabdiweli Gaas, Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya oo ka soo kacay magaalada Qardho halkaas oo uu ku sugnaa saddex habeen isaga oo horey u soo marey Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Garowe Ee Puntland. Ka hor inta aanu Imaan prof.Cabdiweli Cali gaas magaalada Qardho maalintii ciida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10130","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10130","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10130"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10150,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10130\/revisions\/10150"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}