{"id":1013,"date":"2011-05-26T16:17:39","date_gmt":"2011-05-26T16:17:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1013"},"modified":"2011-05-26T16:17:39","modified_gmt":"2011-05-26T16:17:39","slug":"5-ampassador-augystino-mahiga-oo-wadamada-reer-galbeedka-gacanta-ay-u-giliyeen-hogaanka-soomaaliya-isagoona-jeclaa-in-uu-noqdo-madaxweynaha-tfg-da","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/5-ampassador-augystino-mahiga-oo-wadamada-reer-galbeedka-gacanta-ay-u-giliyeen-hogaanka-soomaaliya-isagoona-jeclaa-in-uu-noqdo-madaxweynaha-tfg-da\/","title":{"rendered":"5. Ampassador Augystino Mahiga Oo Wadamada Reer Galbeedka Gacanta Ay U Giliyeen Hogaanka Soomaaliya Isagoona Jeclaa In Uu Noqdo Madaxweynaha TFG-da"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Augustine-Mahiga22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1015\" title=\"Augustine-Mahiga2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Augustine-Mahiga22.jpg\" alt=\"\" width=\"200\" height=\"249\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ka dib shir shalay ka dhacay Magaalada Neirobi ee Dalka kenya ayna ka qeybgaleen wadamada reer galbeedka iyo maamulada u adeega qeybo dhulka ka tirsan ka taliya shirkaasi ayaa waxaa lagu go&#8217;aamiyay in talada soomaaliya gacanta loo galiyo Gaal Augostino Mahiga waxaana lagu amray hogaamiyayaasha Soomaalida ee u adeega Reer Galbeedka in ay ka amar qaataan Mahiga isagoona go&#8217;aamiyay in bisha junly in Muqdisho lagu qabto Shir uu Gaal Augostino Mahiga Shir gudoominayo agenta yaasha shirkaasina uu isaga soo diyaarindoono<\/p>\n<p>Gaal Augostino Mahiga ayaa waxaa fuqsad weyn u ah in talada Soomaaliya oo idil reer Galbeedka ay isaga wakiishaan isagoona mar waliba ku hamiya in uu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya hasa yeeshee dadka u dhuun duleela arimaha siyaasada soomaaliya ayaa waxay sheegayaan Mahiga in u ku waalandoono in uu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya<\/p>\n<p><em><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\"><font style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\" size=\"4\" color=\"#0000ff\"><em>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em><\/font><\/span><\/span><strong><span style=\"font-size: small; color: #0000ff;\"> <\/span><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff;\">*<\/span><\/strong><\/em><em><span style=\"color: #ff0000;\">(<span style=\"text-decoration: underline;\">info@warsom.com<\/span> &amp; <span style=\"text-decoration: underline;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/p>\n<p><\/span><\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ka dib shir shalay ka dhacay Magaalada Neirobi ee Dalka kenya ayna ka qeybgaleen wadamada reer galbeedka iyo maamulada u adeega qeybo dhulka ka tirsan ka taliya shirkaasi ayaa waxaa lagu go&#8217;aamiyay in talada soomaaliya gacanta loo galiyo Gaal Augostino Mahiga waxaana lagu amray hogaamiyayaasha Soomaalida ee u adeega Reer Galbeedka in ay ka amar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1013","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1013"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1018,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1013\/revisions\/1018"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}