{"id":10125,"date":"2012-10-30T21:45:19","date_gmt":"2012-10-30T18:45:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10125"},"modified":"2012-10-30T21:45:19","modified_gmt":"2012-10-30T18:45:19","slug":"madaxweyne-faroole-oo-ciidamadiisu-hareereeyeen-guriga-uu-boosaaso-ka-degenaa-raiisalwasaarihii-hore-ee-dkmg-dr-cweli-gaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/madaxweyne-faroole-oo-ciidamadiisu-hareereeyeen-guriga-uu-boosaaso-ka-degenaa-raiisalwasaarihii-hore-ee-dkmg-dr-cweli-gaas\/","title":{"rendered":"Madaxweyne faroole oo ciidamadiisu hareereeyeen guriga uu boosaaso ka degenaa ra&#8217;iisalwasaarihii hore ee dkmg dr c\/weli gaas."},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka w\/bari magaalada boosaaso ee maamulka puntland waxey sheegayaan in ilaa 12 gawaarida tiknikada loo yaqaan ay isku hareereeyeen guri uu degenaa magaalada boosaaso ra&#8217;iisalwazaarihii hore ee Dkmg dr c\/weli cali gaas,tiknikadaas ayaa waxaa la sheegayaa in ay ka amar qaataan m\/weynaha xiligan ee dawlad goboledka puntland c\/raxmaan sh maxamuud faroole.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas ku daraya in m\/weyne faroole ay ku kacsanyihiin siyaasiyiin badan oo kasoo jeeda puntland isla markaana isagu uu rabo in mudo hal sano ah loogu daro waqtiga xukunkiisa ayna ogoleyn dadka puntland,hase yeeshee waxaan illaa iyo hadda aan si cad loo ogeyn waxa uu ku qoonsadey c\/weli cali gaas in ay la xiriiraan arimaha aan soo sheegney iyo in ay jiraan waxyaabo kale oo qarsoon.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii ayaa la sheegayaa in ciidamadii laga dulqaadey c\/weli cali gaas,lamana oga in c\/weli cali gaas oo hada xildhibaan ahi uu doonayo in uu qabto hugaaminta puntland iyo inkale warkan oo aan kasoo xiganey ilo muhiim ah oo ku dhaw dhaw labada nin ee kala ah faroole iyo xildhibaan c\/wali cali gaas ayaa sheegaya in uusan mudooyinkanba fiicneyn xiriirka u dhaxeeya faroole iyo c\/weli gaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka w\/bari magaalada boosaaso ee maamulka puntland waxey sheegayaan in ilaa 12 gawaarida tiknikada loo yaqaan ay isku hareereeyeen guri uu degenaa magaalada boosaaso ra&#8217;iisalwazaarihii hore ee Dkmg dr c\/weli cali gaas,tiknikadaas ayaa waxaa la sheegayaa in ay ka amar qaataan m\/weynaha xiligan ee dawlad goboledka puntland c\/raxmaan sh maxamuud faroole. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10125","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10125","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10125"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10128,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10125\/revisions\/10128"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}