{"id":101155,"date":"2024-03-17T22:36:35","date_gmt":"2024-03-17T19:36:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=101155"},"modified":"2024-03-18T00:18:27","modified_gmt":"2024-03-17T21:18:27","slug":"imaaraadka-carabta-oo-qoreysa-ciidamo-calooshood-u-shaqeystayaal-ah-si-loo-xoojiyo-dagaalka-yemen-iyo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/03\/imaaraadka-carabta-oo-qoreysa-ciidamo-calooshood-u-shaqeystayaal-ah-si-loo-xoojiyo-dagaalka-yemen-iyo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Imaaraadka Carabta oo Qoreysa Ciidamo Calooshood U Shaqeystayaal ah Si Loo Xoojiyo Dagaalka Yemen iyo Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Imaaraatka Carabta (UAE) ayaa lagu soo waramayaa inay dhisayaan ciidamo cusub oo militari ah oo u eg ciidamada shisheeye ee Faransiiska, sida laga soo xigtay falanqeeyayaasha difaaca caalamiga ah Intelligence Online.<\/p>\n<p>Ciidamadan ayaa ka koobnaan doona ugu yaraan 3,000 oo ajaanib ah oo la qorayo waxayna ujeedadoodu tahay in ay xoojiyaan awoodda milatari ee Imaaraadka.<\/p>\n<p>Sarkaal hore oo ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Faransiiska ayaa hogaaminaya hindisaha, waxaana qorista la qorsheeyay inta u dhaxaysa bartamaha 2024 iyo 2025.<\/p>\n<p>Habka qorista oo ay maamulayso shirkad Abu Dhabi ah, ayaa u ballan qaadaysa shaqooyin mushahar fiican leh oo la siinayo ragga dhallinyarada ah ee loo qorayo shaqada. waxayna muujinaysaa isbeddel muuqda oo ku yimid istaraatiijiyadda difaaca Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Ciidamadan cusub oo loogu magac daray \u201cLegion Foreign Legion\u201d ee Imaaraadka ayaa la sheegay in la geyn doono dalalka Yemen iyo Soomaaliya, halkaasoo Imaaraadka uu dano gaar ah ka leeyahay, balse ay caqabado amni oo badan kala kulmaan.<\/p>\n<p>Hawlgalka Imaaraadku ka wado Bariga Afrika, gaar ahaan dhinaca milateriga iyo dhaqaalaha, waxa uu bud-dhig u ahaa siyaasaddiisa arrimaha dibadda. Imaaraatka Carabta ayaa horey ugu lug lahaa tababarida askarta Soomaaliya iyo sameynta saldhigyo ciidan iyo ka qeyb qaadashada mashaariicda bani\u2019aadanimo iyo kaabayaasha dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Falanqeeyayaasha ayaa sheegaya in qorshuhu uu la jaan qaadayo hadafka ballaaran ee Imaaraadku leeyahay ee ah inuu awood ku sameeyo gobolka iyo ka hortagga khataraha gobolka, gaar ahaan kooxaha taabacsan Iran sida dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta Yemen iyo kooxaha sida Al Shabaab ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Imaaraatka Carabta ayaa dhawaanahan waxaa lagu dhaleeceeyay taageerada ay siiso ciidamada Sudan ee RSF, dagaalka ay kula jiraan ciidamada Sudan.<\/p>\n<p>Imaaraatka Carabta ayaa si adag u beeniyay in ay hubeynayaan kooxda RSF inkastoo warbixin sir ah oo Qaramada Midoobay ay soo saartay ay ku sheegtay in ay hayaan cadeymo lagu kalsoonaan karo.<\/p>\n<p>Aasaaska Kooxda Ajnabiga ah ee Imaaraatka waxay sidoo kale dhalinaysaa su&#8217;aalo ku saabsan qaabka isbeddelka ee iskaashiga milatariga caalamiga ah iyo qandaraasyada milatari ee gaarka ah.<\/p>\n<p>Qorista ay dawladda Imaaraadku si toos ah ugu qoranayso askarta ajaanibka ah muddo aan la cayimin waxa ay ka dhigan tahay dhaqdhaqaaqyo cusub oo dhanka xidhiidhka difaaca caalamiga ah iyo dhaqamada calooshood u shaqeystayaal ah.<\/p>\n<p class=\"td-modal-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"rc-widget-66e9d9\" data-rc-widget=\"\" data-widget-host=\"habitat\" data-endpoint=\"\/\/trends.revcontent.com\" data-widget-id=\"225504\">\n<div class=\"sc-bdnxRM jvCTkj\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Imaaraatka Carabta (UAE) ayaa lagu soo waramayaa inay dhisayaan ciidamo cusub oo militari ah oo u eg ciidamada shisheeye ee Faransiiska, sida laga soo xigtay falanqeeyayaasha difaaca caalamiga ah Intelligence Online. Ciidamadan ayaa ka koobnaan doona ugu yaraan 3,000 oo ajaanib ah oo la qorayo waxayna ujeedadoodu tahay in ay xoojiyaan awoodda milatari ee Imaaraadka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":101156,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-101155","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101155","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101155"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101178,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101155\/revisions\/101178"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101156"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}