{"id":10115,"date":"2012-10-30T00:03:45","date_gmt":"2012-10-29T21:03:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10115"},"modified":"2012-10-30T00:03:45","modified_gmt":"2012-10-29T21:03:45","slug":"warsame-shire-cawaale-oo-caawa-lagu-diley-degmada-waaberi-ee-gobolkan-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/warsame-shire-cawaale-oo-caawa-lagu-diley-degmada-waaberi-ee-gobolkan-banaadir\/","title":{"rendered":"Warsame shire cawaale oo caawa lagu diley degmada waaberi ee gobolkan banaadir."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa caawa lagu diley degmada waaberi ee gobolka banaadir abwaan warsame shire cawaalle oo ka tirsanaa idaacada kulmiye,waana wariyihii 17&#8217;aad ee sanadkan la dilo.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hada lama oga sababta ka danbeysa ee loo beegsanayo wariyeyaasha,gud idaacada kulmiye abwaan cismaan cabdulahi guure oo warbaahinta la hadlayey ayaa sheegey in la doonayo saxaafada oo afka la qabto mase dhaceyso,isagoo ku tilmaamey abwaanka la diley nin shaqsiyad wanaagsan oo aan cidna waxyeelin.<\/p>\n<p>Dilka abwaanka ayaa imanaya iyadoo islamaanta lagu aasey magaalada muqdisho maxamed maxamuud tuuryare oo ka tirsanaa idaacadda shabeelle,waxaadna u maleysaa in wariyuhu ka wacanyahey xaga dilka ugandheyska iyo ciidamada shisheeye ee ay sheegaan in ay la dagaalamayaan xarakada alshabaab,oo dagaal kula jira ciidamada afrikaanka ah ee soomaaliya ku sugan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa caawa lagu diley degmada waaberi ee gobolka banaadir abwaan warsame shire cawaalle oo ka tirsanaa idaacada kulmiye,waana wariyihii 17&#8217;aad ee sanadkan la dilo. Ilaa iyo hada lama oga sababta ka danbeysa ee loo beegsanayo wariyeyaasha,gud idaacada kulmiye abwaan cismaan cabdulahi guure oo warbaahinta la hadlayey ayaa sheegey in la doonayo saxaafada oo afka la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10115","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10115","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10115"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10121,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10115\/revisions\/10121"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}