{"id":101137,"date":"2024-03-17T00:17:53","date_gmt":"2024-03-16T21:17:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=101137"},"modified":"2024-03-17T00:18:13","modified_gmt":"2024-03-16T21:18:13","slug":"hantida-16-shaqsi-iyo-shirkado-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-bankiga-dhexe-amrey-in-la-xayiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/03\/hantida-16-shaqsi-iyo-shirkado-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-bankiga-dhexe-amrey-in-la-xayiro\/","title":{"rendered":"Hantida 16 Shaqsi iyo Shirkado Xiriir La Leh Al-shabaab oo Bankiga Dhexe Amrey in La Xayiro."},"content":{"rendered":"<p>Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa bangiyada dalka ku wargaliyay in la xayiro lacagaha 16 shaqsiyaad iyo shirkado uu Maraykanka xayiraad kusoo rogey.<\/p>\n<p>Qoraal uu bangigu u diray bangiyada ganacsiga ee shatiga haysta, ayuu ku faray in ay joojiyaan xiriir ganacsi kasta oo hore, ayna xiraan akoonnada ganacsiga ee shakhsiyaadkan, si loo tixgeliyo maareynta khataraha Maalgelinta Argagaxisada.<\/p>\n<p>Cunaqabateynta ayaa lagu bartilmaameedsaday 16 hay\u2019adood iyo shaqsiyaad ku kala nool gobolka Geeska Afrika, Imaaraadka Carabta iyo Qubrus, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay wasaaradda maaliyadda dalka Maraykanka.<\/p>\n<p>Waxaa lagu eedeeyay inay dhaqaale u uruuriyaan kooxda Al-Shabaab ee ka hawlgasha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Lama sheegin magacyadooda, hase ahaatee, Maraykanka wuxuu sheegay in la xayiray hantida ay ku leeyihiin Maraykanka, si loo joojiyo la macaamilka ay laleeyihiin kooxda Alshabaab.<\/p>\n<p>Maraykanka ayaa sheegay inuu al-Shabaab, u arko koox argagixiso oo hesha in ka badan 100 milyan oo doolar sannadkii, taasoo ay ku jirto lacagaha baadda ah ee ay ka qaataan ganacsiyada maxalliga ah.<\/p>\n<p>\u201cKhatarta al-Shabaab kuma koobna Soomaaliya oo kaliya,\u201d ayuu afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka Matthew Miller ku yiri hadal uu soo saaray. &#8220;Dhaqaalaha Al-Shabaab waxaa loo qaybiyaa kooxaha kale ee xiriirka la leh al-Qaacida ee caalamka, Ayuu hadalkiisa kusii daray.&#8221;<\/p>\n<p>Maraykanka wuxuu sheegay in Alshabaab ay gacan ka geysato maalgelinta hammiga al-Qaacida ee ku aaddan inay wiiqaan dowlad wanaagga adduunka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa bangiyada dalka ku wargaliyay in la xayiro lacagaha 16 shaqsiyaad iyo shirkado uu Maraykanka xayiraad kusoo rogey. Qoraal uu bangigu u diray bangiyada ganacsiga ee shatiga haysta, ayuu ku faray in ay joojiyaan xiriir ganacsi kasta oo hore, ayna xiraan akoonnada ganacsiga ee shakhsiyaadkan, si loo tixgeliyo maareynta khataraha Maalgelinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":101138,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-101137","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101137","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101137"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101137\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101139,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101137\/revisions\/101139"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101138"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101137"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101137"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101137"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}