{"id":10113,"date":"2012-10-29T22:39:34","date_gmt":"2012-10-29T19:39:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10113"},"modified":"2012-10-29T22:39:34","modified_gmt":"2012-10-29T19:39:34","slug":"gudoomiyaha-haweenka-qaranka-soomaaliya-oo-labo-meelood-lagu-kala-doortey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/gudoomiyaha-haweenka-qaranka-soomaaliya-oo-labo-meelood-lagu-kala-doortey\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha haweenka qaranka soomaaliya oo labo meelood lagu kala doortey."},"content":{"rendered":"<p>In dhawaalaba haweenka soomaaliya waxey u taagnaayeen in ay ku doodaan khilaafka dalka raga ayaa horseed u ah dumarkuna weyka fayoowyihiin cudurka raga haya.<\/p>\n<p>Waxeyse taasi beenowday markii dhawaan ay labo meelood shir ku kala qabsadeen taas oo ay kasoo baxeen labo gudoomiye haween oo u muuqda cali mahdi iyo ceydiid dad badana soo xasuusisey hogaamiye kooxeedyo waqtigoodu dhamaadey,waxaana dhanka cali mahdi matelayey gudoomina loogu doortey Batuulo shiikh axmed gaballe halka ceydiina ay metelaysey Ubax tahliil warsame,waxaana isweydiin mudan haweenka sidan maata yeelaya hadii xilalkale leysugu daro maxey sameyn lahaayeen? maxeyse ka qaadan karaan nabada iyo dib u heshiisiinta?<\/p>\n<p>Waxaa hore xilkaan u hayey caasho cumar geesdiir oo ku nool dalka debediisa kadib markii dhaawac kasoo gaarey qaraxii tiyaatarka soomaaliya wey garanwaayeen in ay ka xishoodaan walaashooda dhaawacan mana laga xusin shirarka isdiidan ee ay kala dhigteen haweenka hugaamiye kooxeedyada ah ee dhibaatada dalka u horseedaya,iyadoo bulshadu ku gacanseyrtey labada gudoomiye kooxeed midna in aan loo aqoonsan xilka ay isku heystaan ergooyin aan kala qeybsaneyna ay doortaan gudoomiyaha haweenka qaranka soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>In dhawaalaba haweenka soomaaliya waxey u taagnaayeen in ay ku doodaan khilaafka dalka raga ayaa horseed u ah dumarkuna weyka fayoowyihiin cudurka raga haya. Waxeyse taasi beenowday markii dhawaan ay labo meelood shir ku kala qabsadeen taas oo ay kasoo baxeen labo gudoomiye haween oo u muuqda cali mahdi iyo ceydiid dad badana soo xasuusisey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10113","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10113","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10113"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10116,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10113\/revisions\/10116"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}