{"id":10099,"date":"2012-10-28T21:40:46","date_gmt":"2012-10-28T18:40:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10099"},"modified":"2012-10-28T21:46:08","modified_gmt":"2012-10-28T18:46:08","slug":"meydka-wiil-la-sheegay-in-uu-bambo-ku-weeraray-ciidamada-dowlada-oo-lagu-soo-bandhigay-degmada-yaaqshiid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/meydka-wiil-la-sheegay-in-uu-bambo-ku-weeraray-ciidamada-dowlada-oo-lagu-soo-bandhigay-degmada-yaaqshiid\/","title":{"rendered":"Meydka Wiil La Sheegay In Uu Bambo Ku Weeraray Ciidamada Dowlada Oo Lagu Soo Bandhigay Degmada Yaaqshiid"},"content":{"rendered":"<p>Xarunta Taliska ciidamada booliska Soomaaliyeed ayaa Maanta Degmada Yaqshiid ee magaalada Muqdisho Ku soo bandhigay meydka wiil dhalinyaro ah Oo Ay Sheegeen In Uu Bum Tuurayay.<\/p>\n<p>Sida Ay Sheegeen Saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska in Wiilkaasi Dhalinyarada Ah  uu xalay bam ku soo weeraray ciidamada booliska ee degmada Yaqshiid Xarun Ay Ku Lahayeen.<\/p>\n<p>Gen Cabdulahi Xasan Bariise Taliyaha Dambi baarista ahna afhayeenka ciidamada booliska  oo ka hadlay goobta uu yiilay meydka wiilkan ayaa sheegay in uu ahaa wiilkan dhalinyarada ah mid ay raadinayeen ciidamada uuna hore weeraro bambaano ah uga fuliyey magaalada Muqdisho Haatana Ay U Suurowday Inay Gacanta Ku Dhigaan Islamarkaana Ay Dilaan.<\/p>\n<p>Ciidamada booliska ayaa<br \/>\nToddobaadkii aynu ka soo gudubnay weeraro bambaanoyin ah oo lagu qaaday xilli habeenimo ah maqaaxi ay ku sugnaayeen qaar ka tirsan ciidamada amniga iyo dad rayid ah waxaana ku geeriyooday illaa siddeed ruux halka tiro Dhimasho Ay Ka Soo Gaarta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarunta Taliska ciidamada booliska Soomaaliyeed ayaa Maanta Degmada Yaqshiid ee magaalada Muqdisho Ku soo bandhigay meydka wiil dhalinyaro ah Oo Ay Sheegeen In Uu Bum Tuurayay. Sida Ay Sheegeen Saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska in Wiilkaasi Dhalinyarada Ah uu xalay bam ku soo weeraray ciidamada booliska ee degmada Yaqshiid Xarun Ay Ku Lahayeen. Gen Cabdulahi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10099","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10099"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10102,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10099\/revisions\/10102"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}