{"id":10091,"date":"2012-10-28T21:05:24","date_gmt":"2012-10-28T18:05:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10091"},"modified":"2012-10-28T21:14:17","modified_gmt":"2012-10-28T18:14:17","slug":"qarax-xoogan-oo-ciidmada-amisom-lagula-eegtay-degmada-shalaambood-ee-gshhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/qarax-xoogan-oo-ciidmada-amisom-lagula-eegtay-degmada-shalaambood-ee-gshhoose\/","title":{"rendered":"Qarax Xoogan Oo Ciidmada Amisom Lagula Eegtay Degmada Shalaambood Ee G\/sh\/Hoose."},"content":{"rendered":"<p>Qarax Miinada Nooca Remoit-ka Laga Hago ayaa Waxa Uu ka dhacay Degmada Shalanbood ee gobolka Sh\/hoose Iyadoona qaraxaasi lala eegtay kolonyo gaadiid Ciidamada AMISOM ay wateen.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Qaraxani ayaa waxaa lala Eegtay gaari Taw ah oo ay la socdeen Ciidamada AMISOM ku Sugan dalka Soomaaliya Dagaalada Xooganna Kula Jira Dhaq Dhaqaaqa Mujaahidiinta Al-shabab.<\/p>\n<p>Qaraxaani Lala Eegtay Ciidmada AMISOM qasaaro Nafeedna Ka Soo Gaaray Ayaa Wararka waxay sheegayaan In ay Ciidamada AMISOM Ee Halkaasi Soo Gaaray Qaraxa Kadib rasaas ay fureen Iyadoona ay rasaastaasi ku dhaawacmeen dad rayid ah oo goobtaasi Ku Sugnaa.<\/p>\n<p>Xarakada Al-shabaab Ayaa Waxa Ay Ciidamada AMISOMkta Ku Sugan dalka Soomaaliya la Bartilmaameedsadaan qaraxyo iyo weeraro Taasina Ay Qeyb Lexaadleh Amaandarada Ka Jirta Gudaha Dalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax Miinada Nooca Remoit-ka Laga Hago ayaa Waxa Uu ka dhacay Degmada Shalanbood ee gobolka Sh\/hoose Iyadoona qaraxaasi lala eegtay kolonyo gaadiid Ciidamada AMISOM ay wateen. Sidoo Kale Qaraxani ayaa waxaa lala Eegtay gaari Taw ah oo ay la socdeen Ciidamada AMISOM ku Sugan dalka Soomaaliya Dagaalada Xooganna Kula Jira Dhaq Dhaqaaqa Mujaahidiinta Al-shabab. Qaraxaani [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10091","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10091","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10091"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10095,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10091\/revisions\/10095"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}