{"id":100907,"date":"2024-03-10T21:16:40","date_gmt":"2024-03-10T18:16:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=100907"},"modified":"2024-03-10T22:51:46","modified_gmt":"2024-03-10T19:51:46","slug":"golaha-wasiirada-puntland-oo-m-weyne-saciid-deni-soo-dhameystiray-akhriso-magacyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/03\/golaha-wasiirada-puntland-oo-m-weyne-saciid-deni-soo-dhameystiray-akhriso-magacyada\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirada Puntland oo M\/weyne Saciid Deni Soo DHameystiray Akhriso Magacyada."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha\u00a0 Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay soo dhameystiray liiska golihiisa wasiirrada, isagoo magacaabay wasiir ku xigeeno iyo wasiir u dowlayaal.<\/p>\n<p>Deni wuxuu magacaabay 22 wasiir ku xigeen iyo 14 wasiir u dowle. halka uu horey u magacaabay 21 wasiir, waxaana marka la isku daro ay isku noqonayaan 57 xubnood.<\/p>\n<p><b>Halkaan hoose ka akhriso magacyada wasiirrada.<\/b><\/p>\n<p>1. Maryan Cismaan Axmed (Fangase) Wasiir Ku-xigeenka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta.<\/p>\n<p>2. Maxamed Axmed Qaxiye Wasiir Ku-xigeenka Amniga<\/p>\n<p>3. Cabdiraxmaan Khaliif Faarax\u00a0 Wasiir Ku-xigeenka Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda.<\/p>\n<p>4.Eng. Cabdilaahi Ismaaciil Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Maaliyadda.<\/p>\n<p>5. Axmed Maxamed Bulxan Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga\u00a0 ee Maaliyadda.<\/p>\n<p>6. Eng. Maxamed Xasan Ibraahin Wasiir Ku-xigeenka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga.<\/p>\n<p>7. Maxamed Diiiriye Gama\u2019diid\u00a0 Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.<\/p>\n<p>8. Dr. Cabdirashiid Xaaji Jaamac Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka.<\/p>\n<p>9. Cabduqaadir Maxamed Gaylan Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyaynta.<\/p>\n<p>10. Faarax Cali Cabdi Wasiir Ku-xigeenka Dekeddaha<\/p>\n<p>11. Cabdirashiid Sheikh Cali (Dhagasayn) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.<\/p>\n<p>12. Siciido Xuseen Cali Wasiir Ku-xigeenka Haweenka iyo Horumarinta Qoyska.<\/p>\n<p>13.\u00a0 Yacquub Maxamed Caddalla Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta, Isgaarsiinta &amp; Dalxiiska.<\/p>\n<p>14. Cabdikariin Maxamed Xasan Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga.<\/p>\n<p>15. Dr. Axmed Cartan Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha.<\/p>\n<p>16. Ayuub Cali Axmed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka Cimilada.<\/p>\n<p>17.\u00a0 Maxamuud Maxamed Cali (gabax) Wasiir Ku-xigeenka Kalluumeysiga &amp; Kheyraadka Badda<\/p>\n<p>18. Faarax Jaamac Boos Wasiir Ku-xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada<\/p>\n<p>19. Siciid Salaad Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Tamarta, Macdanta &amp; Biyaha.<\/p>\n<p>20. Axmed Siciid Qaloombi loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka.<\/p>\n<p>21. Faa\u2019isa Cali Ismaaciil loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Beeraha iyo Waraabka<\/p>\n<p>22. Siciid Saalax Seed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.<\/p>\n<p><b>\u00a0Wasiiru Dowlayaasha: &#8211;<\/b><\/p>\n<p>1. Cabddul Cali Warasme Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta.<\/p>\n<p>2. Kayse Cabdi Yuusuf\u00a0 Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga iyo DDR.<\/p>\n<p>3. Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda.<\/p>\n<p>4. Maxamuud Sheikh Ciid Muuse Wasiiru Dowlaha Maaliyadda.<\/p>\n<p>5. Faarax Maxamuud Aw- Cismaan Wasiiru Dowlaha Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga.<\/p>\n<p>6. Cabdisalaan Cali Faarax (Biligsay) Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.<\/p>\n<p>7. Axmed Sheikh Faarax Maxamed Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka.<\/p>\n<p>8. Maxamed Siciid Xasan Wasiiru Dowlaha Dekeddaha &amp; Gaadiidka Badda.<\/p>\n<p>9. Siciid Maxamed Warsame Awaare Wasiiru Dowlaha Duulista Hawada iyo Garoomada.<\/p>\n<p>10. Cabdinaasir Axmed Aadan Wasiiru Dowlaha Xanaanada Xoolaha.<\/p>\n<p>11. Siciid Maxamed Raage Wasiiru Dowlaha Kalluumeysiga &amp; Kheyraadka Badda<\/p>\n<p>12. Cabdiraxmaan Cali Ismaaciil Wasiiru Dowlaha Tamarta, Macdanta &amp; Biyaha.<\/p>\n<p>13. Cabduqaadir Jaamac Cali Afrax\u00a0 Wasiiru Dowlaha Beeraha iyo Waraabka<\/p>\n<p>14. Cabdifitaax Maxamed Cabdinuur\u00a0 Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada.<\/p>\n<p class=\"td-modal-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"rc-widget-66e9d9\" data-rc-widget=\"\" data-widget-host=\"habitat\" data-endpoint=\"\/\/trends.revcontent.com\" data-widget-id=\"225504\">\n<div class=\"sc-bdnxRM jvCTkj\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha\u00a0 Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay soo dhameystiray liiska golihiisa wasiirrada, isagoo magacaabay wasiir ku xigeeno iyo wasiir u dowlayaal. Deni wuxuu magacaabay 22 wasiir ku xigeen iyo 14 wasiir u dowle. halka uu horey u magacaabay 21 wasiir, waxaana marka la isku daro ay isku noqonayaan 57 xubnood. Halkaan hoose ka akhriso magacyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":100908,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-100907","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100907","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100907"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100907\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100945,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100907\/revisions\/100945"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100908"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100907"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100907"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100907"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}