{"id":10087,"date":"2012-10-28T20:51:53","date_gmt":"2012-10-28T17:51:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10087"},"modified":"2012-10-28T21:23:01","modified_gmt":"2012-10-28T18:23:01","slug":"xarakada-al-shabaab-oo-weerar-kamiin-ah-ku-qaarijisey-sarkaal-ka-tirsan-dowlada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/xarakada-al-shabaab-oo-weerar-kamiin-ah-ku-qaarijisey-sarkaal-ka-tirsan-dowlada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xarakada Al-shabaab Oo Weerar Kamiin Ah Ku Qaarijisey Sarkaal Ka Tirsan Dowlada Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Maanta duhurnimadii Ayaa Waxaa  weerar gaadmo ah lala beegsadey kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen saraakiil ka tirsan ciidamada Dawlada oo kasoo baxey magaalada marka ee Gobolka shabelaha hoose.<\/p>\n<p>Dagaal Yahano Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa La Sheegay In ay Wada Ugaleen Kolonyo Mareysay deegaanka ceel wareegow ee duleedka magaalada Marka halkaasina Uu Qasaaro Ba An Ka Soo Gaaray Ciidmadii Iyo Sarkaalkii Ay Hogaaminayeen.<\/p>\n<p>Dhaq Dhaqaaqa Al-shabaab Kamiinkaasi Ay U Dhigeen Kolonyadaasi Gaadiid Kaa Oo Ay Saarnaayeen Ciidamo Ka Tirsanaa Dowladda Kumeelgaarka Soomaaliya waxaa Weerarkaasi  ku dhintey taliyaha Guutada Shanaad Jen,Max&#8217;ed Ibraahim Faarax Goordon.<\/p>\n<p>Sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada dawlada In kooxda Al-shabaab Ay wadada u dhaxeeya marka iyo deegaanka Buufow ku weerareen kolonyo ay la socdeen ciidamada Dawlada,ayna ka dhasheen qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hada ma jirto wax war oo ka soo baxey dhinaca dawlada,iyadoo goobta uu weerarku ka dhacey ay soo gaareen ciidamo farabadan oo ka tirsan Dawlada iyo AMISOM Halkaasi Ay Si Dirqi Ah Kaga Soo Qaadeen Meydka Jene, Gooldon.<\/p>\n<p>Geerida Sarkaalkaani Ayaa Waxey noqoneysaa sarkaalkii ugu horeeyey ee ku dhintay weerar gaadmo ah tan iyo markii ay kooxda alshabaab ku dhawaaqdey iney weeraro gaadmo ah ama ku dhufo oo ka dhaqaaq ay ku sameyn doonaan ciidamada Huwanta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta duhurnimadii Ayaa Waxaa weerar gaadmo ah lala beegsadey kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen saraakiil ka tirsan ciidamada Dawlada oo kasoo baxey magaalada marka ee Gobolka shabelaha hoose. Dagaal Yahano Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa La Sheegay In ay Wada Ugaleen Kolonyo Mareysay deegaanka ceel wareegow ee duleedka magaalada Marka halkaasina Uu Qasaaro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10087","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10087"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10097,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10087\/revisions\/10097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}