{"id":10054,"date":"2012-10-26T00:01:58","date_gmt":"2012-10-25T21:01:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10054"},"modified":"2012-10-26T00:05:35","modified_gmt":"2012-10-25T21:05:35","slug":"amiirka-guud-ee-al-shabaab-oo-shacabka-soomaaliyeed-hawada-u-mariyay-hambalyo-ku-aadan-maalinta-ciidul-adxa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/amiirka-guud-ee-al-shabaab-oo-shacabka-soomaaliyeed-hawada-u-mariyay-hambalyo-ku-aadan-maalinta-ciidul-adxa\/","title":{"rendered":"Amiirka Guud Ee Al-shabaab Oo Shacabka Soomaaliyeed Hawada U Mariyay  Hambalyo Ku Aadan Maalinta Ciidul-Adxa."},"content":{"rendered":"<p>Sheekh Muqtaar C\/raxmaan Abu-Zubeyr Amiirka Guud Ee Xarakada Al-shabaab Oo Cajalad Maqal Ah Soo Dhigay Barta Internetka Ayaa Hambalyo Ku Aadan Ciida U Diray Umada Soomaaliyeed Iyo Guud Ahaan Caalamka<\/p>\n<p>Abu-zubeyr Ayaa Sidoo Kale Sheegay In Uu Shacabka Soomaaliyeed Kula Faraxsanyahay Maalinka Baritoa Ah Oo Ah Maalin Ciideed Oo Ay Guud Ahaan Umadaha Muslimiinta Caalamka Kuwada Ciidayaan Faraxad Iyo Baraaro Isna Uu Sidaa Oo Kale Kula Faraxsan Yahay Maalinkaasi Umadaha Muslimiinta U Ah Maalin Weyn<\/p>\n<p>Sidoo Kale Amiirka Guud Ee Al-qaacidada Soomaaliya Sh.Abu-zubeyr Ayaa Dagniin U Jeediyay Ciidamada AMISOM Ee Ku Sugan Ciida Soomaaliya Waxa Uuna Sheegay In Ay Dagaalada Ay Kula Jiraan Dowladahaasi Sii Laba Lixaadi Doonaan Ilaa Ay Guud Ahaan Ciida Soomaaliya Ka Ka Baxayaaan Dowladahaasi Ku Soo Duulay Dalka Iyo Shacabka Muslimiinta Ah Sida Uu Sheegay Abu-zubeyr.<\/p>\n<p>Sheekh Muqtaar C\/raxmaan Abu-zubeyr Amiirka Guud Ee Dhaq Dhaqaaqa Shabaab Hadalkaani ka Soo Yeeray Ayaa Imaanaya Xili Ay Dagaalyahanada Al-shabaab Ka Bexeen Deegaano Badan Oo Ay Horey U Maamuli Jireen Iyadoona Sidoo Kale Uu Imaanayao Hadalka Godane Xillia Ay Maalinka Barito Ah Ku Beegantahay Maalinta Ciidul-Addxa Oo Dhamaan Umadaha Muslimiinta Caalamka Ay Si Wada Jir Ah Uwada Ciidi Doonaan Insha Allaaah. <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh Muqtaar C\/raxmaan Abu-Zubeyr Amiirka Guud Ee Xarakada Al-shabaab Oo Cajalad Maqal Ah Soo Dhigay Barta Internetka Ayaa Hambalyo Ku Aadan Ciida U Diray Umada Soomaaliyeed Iyo Guud Ahaan Caalamka Abu-zubeyr Ayaa Sidoo Kale Sheegay In Uu Shacabka Soomaaliyeed Kula Faraxsanyahay Maalinka Baritoa Ah Oo Ah Maalin Ciideed Oo Ay Guud Ahaan Umadaha Muslimiinta Caalamka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10054","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10054","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10054"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10054\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10057,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10054\/revisions\/10057"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10054"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10054"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10054"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}