{"id":10037,"date":"2012-10-25T20:48:10","date_gmt":"2012-10-25T17:48:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10037"},"modified":"2012-10-25T20:52:11","modified_gmt":"2012-10-25T17:52:11","slug":"raiisul-wazaaraha-soomaaliya-oo-hambalyo-ku-aadan-ciidul-adxa-u-diray-umada-muslimiinta-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/raiisul-wazaaraha-soomaaliya-oo-hambalyo-ku-aadan-ciidul-adxa-u-diray-umada-muslimiinta-caalamka\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wazaaraha Soomaaliya Oo Hambalyo Ku Aadan Ciidul-adxa U Diray Umada Muslimiinta Caalamka."},"content":{"rendered":"<p>Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya  ayaa caawa ummaddaha Muslimiinta Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed hawada u marinaya dhambaal ku aadan farxada Ciidul Adxada Ee Maalinka Bari Ah Ku Beegan.<\/p>\n<p>Mr Saacid Baaqaani ku wajahan Shacabka Soomaaliyeed Oo Uu Hawada U Mariyaya ayaa isaga oo ka faa\u2019iideysanaya fursadan farxada Ciida wuxuu si gaar ah hambalyo ugu dirayaa shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa iyo dunida dacaladeeda Oo Dhan.<\/p>\n<p>\u201csaacid&#8221; Umadda Soomaaliyeed waxaan leeyahay kheyrkii bisha Dul-Xaj waa in la badiyo Alle ka Cabsiga, lays Cafiyo, lana walaaloobo iyo in umadda Soomaaliyeed ka shaqayso dib u heshiisiin dhab ah dalkeena ka hirgasha&#8221;<\/p>\n<p>Waxa Uu  intaasi ku daray Ra&#8217;iisul Wazaaraha in wadanka maanta uu marayo marxalad cusb oo shacabka Soomaaliyeed ay heleen Dowlad Rasmi ah waxa Uun Umada Soomaaliyeed ka codsaday  inay u istaagaan sidii ay u garab istagi lahayeen dowladooda,waxaana ogaataan Ayuu Yirri inaysan suurta gal ahayn inaan qaadno talaabo lagu xaqiijinayo horumarka dalka hadii aanaan gacan ka helin shacabka Soomaaliyeed sidaas daraadeed, waa inaan awoodiina iyo maskaxdiina isugu geeysaan sidii dalka loo samata bixin lahaa Sida U Sheegay Mr.Saacid.<\/p>\n<p>Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Ayaa waxaa Uu Sheegay In Uu ka rajaynayo shacabka Soomaaliyeed inay igu garab siin doonaan aniga iyo Xukuumadayda cusub sidii aan u fulin lahayn waajibaadkeena shaqo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa caawa ummaddaha Muslimiinta Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed hawada u marinaya dhambaal ku aadan farxada Ciidul Adxada Ee Maalinka Bari Ah Ku Beegan. Mr Saacid Baaqaani ku wajahan Shacabka Soomaaliyeed Oo Uu Hawada U Mariyaya ayaa isaga oo ka faa\u2019iideysanaya fursadan farxada Ciida wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10037","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10037","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10037"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10037\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10044,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10037\/revisions\/10044"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10037"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10037"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10037"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}