{"id":10029,"date":"2012-10-25T02:05:48","date_gmt":"2012-10-24T23:05:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10029"},"modified":"2012-10-25T02:05:48","modified_gmt":"2012-10-24T23:05:48","slug":"turkiga-oo-iibsadey-xoolo-isugu-jira-dhedig-riman-iyo-kuwa-lab-cid-koontarooleysaana-aysan-jirin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/turkiga-oo-iibsadey-xoolo-isugu-jira-dhedig-riman-iyo-kuwa-lab-cid-koontarooleysaana-aysan-jirin\/","title":{"rendered":"Turkiga oo iibsadey xoolo isugu jira dhedig riman iyo kuwa lab cid koontarooleysaana aysan jirin."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo leysu diyaarinayo maalinta ciida weyn ee ciidul adxaa ayaa waxaa lagu arkayaa suuqyada magaalada muqdisho,soomaali iyo turki isla socda isla markaana iibsanaya geela,lo&#8217;da iyo arigaba,mana jirto wax kala sooc ah oo ay sameynayaan,waxaana la arkayaa xoolo riman oo dhali raba oo la doonayey in laga gado qof dhaqaaleysta balse marka turkiga laga gado la qali doono,taas oo u muuqata xad gudub lagu sameynayo xoolaha dalkeena soomaaliya.<\/p>\n<p>Mar aan u kuur galeyney arimahan ayaan ogaaney in ay turkigu gadanayaan xoolo dhedig oo hal bil kadib dhali lahaa,soomaalida masuuliyada sheeganeysaana warba uma hayaan,taas oo noqon karta sida dhirta soomaaliya loo xaalufiyey in xoolahana loo xaalufiyo laguna soo baraarugo waqti ay xeero iyo fandhaal kala dheceen.<\/p>\n<p>Xoolaha dhedig oo mamnuuc ka ahaan jirey in la dhoofiyo ama la qalo,si xad dhaaf ah ayaaney jirin cid ku hawlan,iyadoo hey&#8217;adihii ku shaqada lahaa aaney ogeynba,waxeyna ku soo beegmeysaa ciidii labaad oo ay turkigu xoolo aan kala sooc laheyn qalaan ayna ku sheegaan in ay udxiyo ahaan u qalayaan,taas oo aan habooneyn dadka soomaaliyeedna loo baahanyahey in ay si wada jir ah u dhaqaaleystaan xoolahooda isla markaana aysan gadin ama qalin neef dhedig ah oo intifaaciisa danbe ka fiicanyahey shilimaad lagu siiyo berina ka dhamaanaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo leysu diyaarinayo maalinta ciida weyn ee ciidul adxaa ayaa waxaa lagu arkayaa suuqyada magaalada muqdisho,soomaali iyo turki isla socda isla markaana iibsanaya geela,lo&#8217;da iyo arigaba,mana jirto wax kala sooc ah oo ay sameynayaan,waxaana la arkayaa xoolo riman oo dhali raba oo la doonayey in laga gado qof dhaqaaleysta balse marka turkiga laga gado la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10029","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10029","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10029"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10029\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10035,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10029\/revisions\/10035"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}