{"id":10025,"date":"2012-10-25T01:27:52","date_gmt":"2012-10-24T22:27:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10025"},"modified":"2012-10-25T01:27:52","modified_gmt":"2012-10-24T22:27:52","slug":"xujeyda-islaamka-ayaa-beri-ku-sugan-buurta-carrafo9ka-bisha-dilxaj","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/xujeyda-islaamka-ayaa-beri-ku-sugan-buurta-carrafo9ka-bisha-dilxaj\/","title":{"rendered":"Xujeyda islaamka ayaa beri ku sugan buurta carrafo,9ka bisha dilxaj."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo ay beri ku beegantahey bisha dilxaj 9 ayaa xujeyda ka kala timid caalamka islaamka waxey ku sugnaan doonaan hadii alle idmo buurta carrafo oo ah rukniga ugu weyn acmaasha xajka.<\/p>\n<p>Sidoo kale musliimiinta aan sanadkan u helin fursad in ay xajiyaan ayaa qalbiyada kala socda xujeyda sanadkan xajinaya allaah haka aqbalo xajka hana nabad geliyo,sidoo kale waxaa suno ah in la soomo maalinta 9ka dil xaj si qofka muslimka ah ee illaahey darti u sooma uu u dhaafo denbiyada ka dhacey sanadkii la soo dhaafey iyo kan soosocdaba sida uu noo sheegey nebigeena muxamed N,N,K,H,A taas oo ah fursad aad qaali ah oo aanu qofna ogeyn in ay mar kale soo mareyso iyo inkale,allaah hey naga aqbalo acmaasha aan alle darti u sameyneyno insha allaah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo ay beri ku beegantahey bisha dilxaj 9 ayaa xujeyda ka kala timid caalamka islaamka waxey ku sugnaan doonaan hadii alle idmo buurta carrafo oo ah rukniga ugu weyn acmaasha xajka. Sidoo kale musliimiinta aan sanadkan u helin fursad in ay xajiyaan ayaa qalbiyada kala socda xujeyda sanadkan xajinaya allaah haka aqbalo xajka hana nabad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10025","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10025","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10025"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10025\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10031,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10025\/revisions\/10031"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}