{"id":10012,"date":"2012-10-24T01:05:34","date_gmt":"2012-10-23T22:05:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10012"},"modified":"2012-10-24T01:16:53","modified_gmt":"2012-10-23T22:16:53","slug":"mid-ka-mid-ah-wariyayaasha-tv-ga-universal-oo-caawa-lagu-toogtay-magaalada-laas-caanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/mid-ka-mid-ah-wariyayaasha-tv-ga-universal-oo-caawa-lagu-toogtay-magaalada-laas-caanood\/","title":{"rendered":"Wariye Ka Tirsanaa TV-ga Universal Oo Caawa Lagu Toogtay Dalka Soomaaliya ."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa goordhaw  lagu dilay Magaalada Laas Caanood Allaha U Naxariistee Wariye Axmed Saakin Faarax oo ahaa Wakiilkii Tefishinka Universal ugu soo warami jiray Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.<\/p>\n<p>Sida Aan Ku Heleeno Wararka dilka loo geestay Wariye Axmed Saakin Ayaa Sheegaya in Dilka loo geestay Wariyaha uu ahaa mid qorsheysan waxaana dilay Kooxo Hubeesan oo aan heebtooda la garan <\/p>\n<p>Dilka Wariyaha Ayaan wali faah faahin dheeraad ah laga helin iyadoona ay goordhaw oo caawa ah loogeestay Wariye Axmed Saakin Faarax Toogashada.<\/p>\n<p>Wariye Axmed Sakiin Faarax ayaa waxa uu ahaa Wakiilka Rasmiga ah Telefishinka Universal ee Xaruntiisa tahay Dalka Britain ugu soo warami jiray  Magaalada Laascaanood .<\/p>\n<p>Ilaa Iyo Haatan Lama Ogo sababta loo dilay Wariye Axmed Saakin faarax, balse waxa uu dilkiisa qeyb ka noqonayaa Beegsiga iyo Ugaarsiga lagu hayo suxufiyiinta ka howl gala gudaha Soomaaliya .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goordhaw lagu dilay Magaalada Laas Caanood Allaha U Naxariistee Wariye Axmed Saakin Faarax oo ahaa Wakiilkii Tefishinka Universal ugu soo warami jiray Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Sida Aan Ku Heleeno Wararka dilka loo geestay Wariye Axmed Saakin Ayaa Sheegaya in Dilka loo geestay Wariyaha uu ahaa mid qorsheysan waxaana dilay Kooxo Hubeesan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10012","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10012","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10012"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10012\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10015,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10012\/revisions\/10015"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10012"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10012"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10012"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}