{"id":2,"date":"2011-04-24T00:21:22","date_gmt":"2011-04-24T05:21:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?page_id=2"},"modified":"2015-05-14T19:01:12","modified_gmt":"2015-05-14T16:01:12","slug":"sample-page","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/sample-page\/","title":{"rendered":"Wareysiyada"},"content":{"rendered":"<div><!--more--><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/XMJS-16.04.20124.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-6048\" title=\"XISBIGA MIDNIMADA JAMHUURIGA\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/XMJS-16.04.20124.gif\" alt=\"\" width=\"235\" height=\"230\" \/><\/a><\/div>\n<div><!--more--><\/div>\n<div>\n<p>Xisbiga midnimada Jamhuuriga Soomaaliyed oo ka duulaya mabaadidiisa ku saleysan ilaalinta danaha iyo maslaxada umada, ku dhaqanka sinaanta iyo cadaalada, wuxuu shacabka soomaaliyed uga digayaa iney qaataan kuna dhaqmaan qabyo qoraalka dastuurka cusub ee la qorsheynayo in dalka lagu maamulo xiliyada soo socda.<\/p>\n<p>Xisbiga midnimada jamhuuriga wuxuu shacabka Soomaaliyed u sheegayaa in dastuurkaas haddii uu dhaqan galo uu khatar gelinayo dhulka calanka, dhulka iyo guud ahaan jiritaanka umada Soomaaliyed loona baahan yahay iney laga digtoonaado inta laga bedelayo qodobada halista ah ee shacabka danahiisa iyo danaha qaranka ka hor imanaya kuwaasoo ka buuxa dastuurkan cusub ee qabyo qoraalkiisa la soo bandhigay kaaso ay diyaariyeen khubaro ajaaniib ah waxaana dib u eegis ku sameeyey kuwo Soomaali ah hase ahaatee aan aqoon badan u badan u laheyn diinta iyo dhaqanka umada laga keenay qurbaha.<\/p>\n<p>Ciladaha muhiimka ah ee qabyo qoraalka dastuurka ka muuqda waxaa ka mid ah ma qeexayo bedka iyo cabirka badeed iyo midka dhuleed ee dalka Somalia uu ku fadhiyo iyo xuduudaha jihooyinka dalalka ka xiga waana arin aad loola fajaco taasoo u muuqata mid shacabka soomaaliyed lagu dhaxal wareejinayo.<\/p>\n<p>Qodobada kale waxaa ka mid ah in qof soomaali ah oo aan heysan diinta islaamka uu isku soo taagi karo xilka madaxweynaha Somalia ama xildhibaan baarlaman, waxaaana shuruudaha laga rabo qofka xilka qabanaya laga tiray inuu Muslim yahay waxaana lagu bedelay inuu Islaamka xushmad u hayo, sidoo kale wuxuu iska horkeenaya awoodaha madaxda dalka si dalku aysan uga dhalan dowlad ka nabad gasha isqabqabsi iyo muran siyaasadeed oo joogto ah si cadowga umada uu uga faaiideysto arintaas.<\/p>\n<p>Xisbiga midnimada Jamhuuriga Somaaliyeed wuxuu cadeynayaa iney jiraan qodobo kale oo badan oo wax dan ah aysan ugu jirin umada Soomaaliyeed kuna qoran dastuurka, waxaana dastuurkan ka soo horjeestay heyadda culimada somaliyed oo sheegtay inuu khatar ku yahay jiritaanka diintam dalka iyo dadka soomaaliyed sidoo kale waxaa ka soo horjeeda qeybaha bulshada.<\/p>\n<\/div>\n<h2><!--more--><br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/guddomiye-ku-xigenka-xisbiga-jamhuuriga-cali-maxed-nuux-tima-jilic-oo-wareysi-gaar-ah-siiyay-shabakada-wararka-warsom-com\/\">(Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga Cali Max&#8217;ed Nuux Tima Jilic)<\/a><\/h2>\n<div><!--more--><\/div>\n<div><span style=\"color: #3366ff;\">Fariintan waxaa idin soo gudbinaya<\/span><br \/>\n<span style=\"color: #3366ff;\"> Xafiiska warfaafinta iyo wacyi gelinta<\/span><br \/>\n<span style=\"color: #3366ff;\"> Xisbiga midnimada jamhuuriga Soomaaliyeed<\/span><br \/>\n<span style=\"color: #3366ff;\"> timajilic22@hotmail.com<\/span><br \/>\n<span style=\"color: #3366ff;\"> Muqdisho, Somalia<\/span><\/div>\n<div>\n<div><!--more--><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"parent":0,"menu_order":2,"comment_status":"open","ping_status":"open","template":"page-fullwidth.php","meta":{"footnotes":""},"class_list":["post-2","page","type-page","status-publish","hentry"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/2","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2"}],"version-history":[{"count":9,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/2\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24495,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/2\/revisions\/24495"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}