siyaasiyiinta iyo Salaadiinta ka soo jeeda Gobolada Awdal iyo Salal – WARSOM.COM – Wararka Soomaaliya,warka soomaaliya,Somalia News

Abaaraha Galbeedka Somaliland Iyo Baaqii Madhnaa EeMadaxweyne Siilaanyo
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM

Waxaa jira abaaro ba’an oo dad iyo duunyaba galaaftay oo ka taagan

Gobolada Galbeedka Somaliland oo run ahaantii afar jirsaday taasoo ay

keentay roob la’aan iyo xaaluf daba dheeraaday oo maatidii iyo intii

jilicsanayd ay xitaa waayeen geed ay hadhsadaan iska daa biyo ay carabka

saaraane

Abaartan oo imika isku bedeshay macaluul iyo dhimasho ayaa waxay dhalisay in dadkii iyo xoolihiiba daataan sida haadaanta. Arrintani waxay ka qaylisiisay waxgaradka, siyaasiyiinta iyo Salaadiinta ka soo jeeda Gobolada wdal iyo Salal, waxaanay qaadeen talaabooyin isugujira qaylo dhaan iyo argaar degdega oo barbarsocda taasoo dhalisay inay qofkasta oo ka soo eeda Goboladan ay ku khasbaan inuu ka qayb qaato gurmadka abaartan, waxaanay ilaa hada u wadaan sidii loogu talagalay, waxaanay shalay aadhsiiyeen deeqdii ugu horaysay oo raashin ah taasoo ay ku sheegeen dhiig oojin waa siday hadalka udhigeene.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa shalay markii ugu horaysay tan yo intii uu xilka la wareegay ka hadlay abaaraha  aamuray.

MadaxweyneSiilaanyo wuxuu baaq qaylo dhaan ah u diray dhamaan shacabka reerSomaliland iyo Hay’adaha Caalamiga si ay ugu gurmadaan Abaaraha dabadadheeraaday.

Nasiib daro, baaqa Madaxweyne Silaanyo kama duwana ficil la’aanta

xukamadiisu ku waajahdayarrinta abaaraha. Marka hore baaqa Madaxweynuhuwaa mid yimid wakhti xeedho iyo fandhaal kala dhaceen.

Marka labaadMadaxweynuhu wuxuu sheegay inay abaaro jiraan, laakiin halka xaalkumarayoabaar way dhaaftay waxayna gaadhay heer macaluul ah. Taasna waxay kutusaysaa inaanay dawladu weli hayn xaqiiqada naxdinta leh ee deggaankaas kajirta.

Abaarahan heerka macaluusha gaadhay waxay ka dhasheen abaarafar jirsatay.

Waxayna jireen wakhtigii Somaliya macaluushu ka jirtay ee dawlada Somalland700, 000 ( Todoba Boqol Oo Kun) oo dollar ugu deeqday koonfurta.

Baaqa Madaxweyne Silaanyo wuxuu u eegyahay baaq madhan maadaama uuna shaacaka qaadin taageero dhaqaale degdeg ah oo xukuumadiisu ugu yaboohday, islamarkaana uusan magacaabin gudi heer qaran ah oo gurmadka maamusha.

Haddii dawlada ay dhab ka tahay inay ogtahay dhibta meesha ka taagan,Silaanyo wuxuu ku dhawaaqi lahaa qodobadan:-

Madaxweynuhu wuxuu marka hore ku dhawaaqi lahaa Gudi heer qaran ah oomasiibadan maareeya isla markaana