Wednesday, April 1, 2020

Wararka

Allaha U Naxariistee R/wasaarihii Hore Nuur Xasan Xuseen oo Ku Geeryooday Dalka UK.

Alle ha u naxariistte waxaa Magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday AUN Ra'iisal Wasaarihii...

Shan Boqol iyo Todobaatan iyo Afar Maxbuus oo M/weyne Muuse Biixi Cafis U Fidiyey.

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa 574 maxbuus cafis u fidiyey, kuwaas oo ku...

Barlamaankii Labad ee K/galbeed oo Maanta Doortey Gudoomiye.

 Cali Saciid Fiqi ayaa maanta ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed, doorasho ka dhacday...

Deegaanada Puntland oo Caawa Laga Dhaqan Gelinayo Bandaw Covid-19 awgiis.

Puntland ayaa caawo laga bilaabo salaada maqrib kadib waxay goboladeeda ka dhaqan galindoontaa bandow lagu...

Doorashooyinkii Ka Dhici Lahaa Dalka Ethiopia oo Dib Loo Dhigay Xanuunka Covid-19 Awgiis.

Ethiopia ayaa shaacisay inay dib u dhicidoonaan doorashooyinka guud ee loo qorsheeyay dhamaadka bisha Agoosto,...

Labadii Kiis ee Ugu Horeeyey Xanuunka Covid-19 oo Somaliland Laga Helay.

Wasiirka caafimaadka Somaliland, Cumar Cali Cabdulaahi oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa , ayaa sheegay...

Cali Maxamed Carraale oo Sheegay In uu M/weyne Waare Ku Fashilmay Xilka Hirshabeele.

Cali Maxamed Caraale oo warbaahinta kula hadlay xarunta maamulka gobolka Hiiraan ayaa ka soo horjeestay...

Afar Qof Ka Yimid Hargeysa oo Jabuuti Shaacisay In Laga Helay Xanuunka Covid-19.

Dowladda Jabuuti ayaa shaacisay afar qof oo kasoo laabtay dhinaca Somaliland in laga helay cudurka...

Dad Badan oo Loo Xir Xiray Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee Garoowe.

Ciidamada ammaanka Puntland ayaa xalay howlgal culus oo ay ka sameeyeen xaafadaha magaalada Garowe waxay...

Amniga Iyo Caafimaadka oo Puntland Go’aano Cul Culus Kasoo Saartey.

Madaxweynaha dowlad goboeedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan...

Qarax Ka Dhacey Goor Dhaw Garoowe oo uu Ku Dhaawacmey Gudoomiyihii Gobolka Nugaal.

Qof Ismiidaamiyey ayaa Goor Dhaw Qarax La Beegsadey Masuuliyiin iyo Dad Rayid ah oo uu...

Xerada Xalane oo Amisom Xanibaad Kusoo Rogtay Xanuunka Covid-19 Awgiis.

AMISOM ayaa xanibtay gelitaanka xarunta Halane oo ay ku yaalliin safaarado shisheeye iyo taliska guud...

Rakaabka Ka Imanaya Yurub Iyo Waqooyiga America oo Laga Mamnuucay Somaliland.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ahna gudoomiyaha guddida heer qaran ee u diyaar-garawga iyo ka hortaga...

Dalka Jarmalka Wasiir Ka Tirsanaa oo Isu Dilay Walaaca Xanuunka Covid-19.

Thomas Schaefer, oo ahaa wasiirka maaliyadda gobolka Hesse ee dalka Jarmalka, ayaa iskiis isku dilay...

Garoowe oo Si Taxadar leh Loogu Aasey Qof Looga Shakiyey In uu Dhintay Xanuunka Covid-19.

Waxaa maanta magaalada Garowe lagu aasay qof kamid ahaa dadkii looga shakisanaa cudurka Coronavirus, kaasoo...

M/weyne Farmaajo oo Ka Hadlay Xanuunka Covid-19 iyo Sida Loola Tacaalayo.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo...

Caabuqa Covid-19 oo Laga Helay R/wasaarihii Dalka UK

Raysal Wasaaraha Ingriiska Boris Johnson, ayaa laga helay cudurka Coronavirus, sida ay goor dhowayd shaacisay...

Go’aanno Looga Hortagayo Cudurka Covid-19 oo Puntland Soo Saartey.

Dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saaray go’aamo looga hortegayo Cudurka Coronavirus, iyadoo xirtay guud ahaan...

Qalab Lagula Dagaalamo Xanuunka Covid-19 oo Wasaarada Caafimaadku Qaybisay.

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada dowladda federalka Soomaaliya, ayaa  maanta bilowday qeybinta qalab caafimaad oo...

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Sheegtay In Qofkii Labaad Laga Helay Xanuunka Covin-19.

Wasiirka Caafimaadka dowladda Soomaaliya, Dr. Fawziya Abikar Nuur,  ayaa goor dhow shir jaraa’id oo ay...

Dayn Cafinta Soomaaliya Gaartey oo Qaramada Midoobay Soo Dhaweysay

Qaramada Midoobay ayaa ugu hambalyeysay dowladda Soomaaliya inay gaartay go'aan qaadkii ugu dambeeyay ee barnaamijka...

Dib U Habeynta Dhaqalaha Soomaaliya oo Horseed U Noqotey Dayn Cafinta.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyley ayaa sheegay in guusha laga gaaray dayn cafinta...

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo Soo Jeediyey In La Joojiyo Duulimaadyada Dalka Soo Gelaya.

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng;Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in la joojiyo duulimaadyada ka imanaya dalalka...

Puntland oo Ka Laabatey In La Xiro Goobaha Cibaadada.

Puntlland ayaa dib uga laabatay go’aan maalintii shalay kasoo baxay guddiga ka hortagga faafitaanka cudurka...

Wararka Calamka

Allaha U Naxariistee R/wasaarihii Hore Nuur Xasan Xuseen oo Ku Geeryooday...

Alle ha u naxariistte waxaa Magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday AUN Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya AUN Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)...

Shan Boqol iyo Todobaatan iyo Afar Maxbuus oo M/weyne Muuse Biixi...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa 574 maxbuus cafis u fidiyey, kuwaas oo ku xukunnaa dambiyado aan waaweynayn. Maxaabiistan ayaa loo cafiyey cudurkan Corona...