Saturday, March 28, 2020

Wararka

M/weyne Farmaajo oo Ka Hadlay Xanuunka Covid-19 iyo Sida Loola Tacaalayo.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo...

Caabuqa Covid-19 oo Laga Helay R/wasaarihii Dalka UK

Raysal Wasaaraha Ingriiska Boris Johnson, ayaa laga helay cudurka Coronavirus, sida ay goor dhowayd shaacisay...

Go’aanno Looga Hortagayo Cudurka Covid-19 oo Puntland Soo Saartey.

Dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saaray go’aamo looga hortegayo Cudurka Coronavirus, iyadoo xirtay guud ahaan...

Qalab Lagula Dagaalamo Xanuunka Covid-19 oo Wasaarada Caafimaadku Qaybisay.

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada dowladda federalka Soomaaliya, ayaa  maanta bilowday qeybinta qalab caafimaad oo...

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Sheegtay In Qofkii Labaad Laga Helay Xanuunka Covin-19.

Wasiirka Caafimaadka dowladda Soomaaliya, Dr. Fawziya Abikar Nuur,  ayaa goor dhow shir jaraa’id oo ay...

Dayn Cafinta Soomaaliya Gaartey oo Qaramada Midoobay Soo Dhaweysay

Qaramada Midoobay ayaa ugu hambalyeysay dowladda Soomaaliya inay gaartay go'aan qaadkii ugu dambeeyay ee barnaamijka...

Dib U Habeynta Dhaqalaha Soomaaliya oo Horseed U Noqotey Dayn Cafinta.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyley ayaa sheegay in guusha laga gaaray dayn cafinta...

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo Soo Jeediyey In La Joojiyo Duulimaadyada Dalka Soo Gelaya.

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng;Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in la joojiyo duulimaadyada ka imanaya dalalka...

Puntland oo Ka Laabatey In La Xiro Goobaha Cibaadada.

Puntlland ayaa dib uga laabatay go’aan maalintii shalay kasoo baxay guddiga ka hortagga faafitaanka cudurka...

Wasaaradda Caafimaadka oo Sheegtay In La Daba Joogo Dad La Kulmay Nin Looga Shakiyey Xanuunka Covin-19.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku raadjoogta dad looga shakiyay inay la kulmeen qofkii...

Diyaarad Laga Leeyahey Dalka Jabuuti oo Beryahan Joog Hoose U Dul Heehaabeysa G/sool.

Diyaarad yar oo ka timid xaga Jabuuti ayaa maanta oo Isniin ah  iyo khamiistii dul...

Safiirka Soomaaliya U Fadhiya Dalka Kenya oo Sheegay In La Hakiyey Shaqada Safaaradda.

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya ayaa waxay sheegtay inay joojinayso dhammaan shaqooyinkii ay u haysay muwaadiniinta...

Masaajidda Puntland oo Muddo Labo Wiik ah La Amrey In La Xiro.

Puntland ayaa amar ku bixisay in la xiro masaajidda muddo 2 usbuuc ah si looga...

Masaajidda Ma Loo Xiri Karaa Corono-Virus Owgeed? Sheekh Xassaan Xuseen Oo Ka Jawaabaya DAAWO.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa albaabada laysugu dhufanayay masaajid ay leeyihiin muslimiinta iyadoo lagu marmarsiyoonayo xadeynta...

Wazaarada Duulista Hawada Oo Muddo 2-Maalmood Ah Fasaxday Duulimaadka Caalamiga Ah.

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo soo saaray War-saxaafadeed ayaa lagu sheegay in la fasaxay...

Wasiirka Beyle Oo (Video Conference) Kula Shiray Masuuliyiin Ka Tirsan Dowladda Russia.

Wasiirka Maaliyadda XFS  Dr Cabdirahman Ducaale Beyle ayaa qadka isgaarsiinta (Video Conference) kula shiray masuuliyiin...

Raysal-Wazaare Khayre Oo La Kulmay Maamulaha Rugta Ganacsigga Soomaaliya.

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xafiiskiisa kula kulmay maamulka...

Dowlada Federaalka Oo Qaadacday Qaar Ka Mid Ah Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Garoowe.

Gelinkii danbe ee Galabta Waxaa Magaalada Garoowe shir jaraaid ku qabtay Waftigii ka socday Dawlada...

Ciidamada Dowlada Oo Degaanka Janaalle Ku Gubay Gaari Walxaha Qarxa Laga Soo Buuxiyay.

Howlgal ciidanka gaarka ah ee xoogga dalka ay ku fuliyeen duleedka deegaanka Janaalle ee gooblka...

Canada Iyo Mareykanka Oo Xadadka Kala Xirtay Carona-Virus Cabsi Laga Qabo Awgeed.

Gelinkii danbe ee xalay waxaa si rasmi ah u dhaqan galay heshiis kama dambays ahaa...

Madaxweynaha Hir-shabeele Oo Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Sameeyay.

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Wareegto ka soo baxday xafiiska waxa uu xil ka...

Dadka U Dhintay Cudurka Corono-Virus Oo Tiradooda Gaartay Toban Kun.

Tirada dadka u dhintay caabuqa cudurka Coronavirus ayaa gaadhay 10,000 kun oo qof sida lagu...

4-Nin Oo Kufsi Iyo Dil U Geestay Gabar Ardayad Ah Oo Lagu Dad-dalay Dalka Hindiya.

Afar Nin oo lagu helay inay kufsadeen kadibna dileen Gabar ardayad ah magaaladda Delhi ee...

Dowlada Kenya Oo Sheegtay Inay Dishay 12-Ka Tirsanaa Al-Shabaab.

Ciidanka Millatariga Kenya ayaa sheegay in ay Shalay dileen 12 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab...

Wararka Calamka

M/weyne Farmaajo oo Ka Hadlay Xanuunka Covid-19 iyo Sida Loola Tacaalayo.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo awooddooda, una istaagaan sidii ay dalkooda uga samata-bixin lahaayeen...

Caabuqa Covid-19 oo Laga Helay R/wasaarihii Dalka UK

Raysal Wasaaraha Ingriiska Boris Johnson, ayaa laga helay cudurka Coronavirus, sida ay goor dhowayd shaacisay dowladda. Boris Johnson ayaa illaa khamiistii dareemayay xanuun iyo calaamadaha...